Sport |

Tue09022014

Last update10:01:03 AM

Back Sport

Sport

Linesman attacks player in Russian reserve league fixture

Cayaaraha \ Cayaaro FirefoxScreenSnapz050-620x326FirefoxScreenSnapz050-620x326Match officials often face a torrent of abuse from angry players and on some occasions the attacks can turn violent. Rarely are the roles reversed, yet the Chechen linesman Musa Kadyrov lost his composure in a Russian fixture on Sunday and launched a vicious assault on one of the players. Read more...

Falaaqeynta Kulanka Derbiga Roma vs Juventus

Cayaaraha \ Horyaalada sayidk-cajussayidk-cajusMagaalada Caasimada ee Roma saacada marka ay taha 10:45 waxaa ka dhacaya Kulan darbi oo dhexyaala kooxaha Roma iyo Juventus oo raadinaysa guusheedii Sadaxaad ee Xiriirka ah. Read more...

Cokiye iyo waberi oo la kulmay Joseph S. Balatter

Cayaaraha \ Cayaaro Djibouti ministe for youth and SportsDjibouti ministe for youth and SportsGuddoomiyaha Xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan waaberi oo ku sugan xarunta FIFA uuna wehlinayo wasiirka sportiga dalkaasi Dr Jaamac Cilmi Cukiye ayaa balan qaaday in uu xooga saari doono horumarinta kubada cagta ee iskuulada iyo tan gabdhaha, Read more...

Chelsea oo Guldaro kala kulaantay final-ka koobka kooxaha adduunka

Cayaaraha \ Horyaalada cole 2429203bcole 2429203bKooxda Chelsea oo heysata horyaalka yurub ayaa galabta ku guul-darreysatay in ay noqoto horyaalka adduunka, markii kulankii kama-dambeysta ee koobka kooxaha adduunka 1-0 ay kaga adkaatay kooxda Corinthians oo ka dhisan dalka Brazil. Read more...

Heerka gool-dhalinta Messi oo muran la galiyay

Cayaaraha \ Cayaaro rekordetrekordetXiriirka kubbadda cagta Zambia ayaa dacwad ay kaga cabanayaan xaqiraad loo gaystay cayaaryahan Zambian ah u gudbiyay xiriirka kubbadda cagta adduunka (FIFA) iyo kan qaaradda Afrika ee CAF. Read more...

Messi oo jebiyay Recordkii Gerd Muller caawana lagu qoray buuga mucjisada ee FIFA

Cayaaraha \ Horyaalada lionel-messi 2422902alionel-messi 2422902aKooxda Barcelona ayaa Xalay ka Guuleysatey Kooxda Real Betis ayadoo sii dheereysatay Hogaanka Horyaalka Primera Division. Laba Gool uu Dhaliyay Lionel Messi Daqiiqadihii 16 iyo 25 ayaa hogaanka ciyaarta Kooxdiisu u dhiibay Balse Daqiiqadii 39 ayuu Ciyaarihanka Martin Ciyaarta ka dhigay 2 iyo 1 sidaana waxa lagu kala nastay qeybtii hore ee Ciyaarta Real Betis 1 : 2 Barcelona. Read more...

Labo gool oo uu dhaliyay Michu ayaa ka saaciday kooxda Swansea in muddo 30 sanadood ah ka dib ay ka badiyeen kooxda Arsenal

Cayaaraha \ Horyaalada man unitedman unitedLabo gool oo uu dhaliyay Michu ayaa ka saaciday kooxda Swansea in muddo 30 sanadood ah ka dib ay ka badiyeen kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa garoonka Emirates Stadium. Qeybtii hore ee ciyaarta ayay mar kale ciyaartoyda Gunners oorin kala kulmeen taageerayaashooda ka dib markii ay soo bandhigeen qaab ciyaareedkoodii lagu yaqiinay. Read more...