Cayaaro |

Wed07232014

Last update02:26:23 PM

Back Sport Sport News Boxing

Cayaaro

Linesman attacks player in Russian reserve league fixture

Cayaaraha \ Cayaaro FirefoxScreenSnapz050-620x326FirefoxScreenSnapz050-620x326Match officials often face a torrent of abuse from angry players and on some occasions the attacks can turn violent. Rarely are the roles reversed, yet the Chechen linesman Musa Kadyrov lost his composure in a Russian fixture on Sunday and launched a vicious assault on one of the players. Read more...

Cokiye iyo waberi oo la kulmay Joseph S. Balatter

Cayaaraha \ Cayaaro Djibouti ministe for youth and SportsDjibouti ministe for youth and SportsGuddoomiyaha Xiriirka kubada cagta dalka Jabuuti Suleymaan Xasan waaberi oo ku sugan xarunta FIFA uuna wehlinayo wasiirka sportiga dalkaasi Dr Jaamac Cilmi Cukiye ayaa balan qaaday in uu xooga saari doono horumarinta kubada cagta ee iskuulada iyo tan gabdhaha, Read more...

Heerka gool-dhalinta Messi oo muran la galiyay

Cayaaraha \ Cayaaro rekordetrekordetXiriirka kubbadda cagta Zambia ayaa dacwad ay kaga cabanayaan xaqiraad loo gaystay cayaaryahan Zambian ah u gudbiyay xiriirka kubbadda cagta adduunka (FIFA) iyo kan qaaradda Afrika ee CAF. Read more...

Maamul xumo iyo Mareyn la'aanta dhaqalaha Xiriirka Kubada Cagta Djibouti Ma Xalin doona Suleymaan Xasan Waaberi Haddii La doorto,

Cayaaraha \ Cayaaro Presidential candiate_Souleimna_Hassan_WaberiPresidential candiate_Souleimna_Hassan_WaberiDoorashada xiriirka kubada cagta ee Dalka Djibuuti ayaa lagu dhawaaqay in ay dhici doonto 10-ka bishan November Sabtidda Soo Socota Haddii Allah Awooda leh ogolaado halkaas oo ay soo gaari doonaan saraakiil sar sare oo ka socota Urrurka kubada cagta aduunka ee lo Yaqaan FIFA si ay goob joog uga ahadaan doorashada, Sidaa Waxaa Yiri Suleymaan Xasan Waaberi oo ah xeer ilaaliye FIFA iyo Macalinka garsoorka ee CAF una taagan jagadaas. Read more...

Maxamed Xasan oo maray wadadii ay martay Samsam galayna kaalinta 14aad orodka 1500m

Cayaaraha \ Cayaaro maxamed-xasan1maxamed-xasan1Iyadoo maanta dunida oo dhan indhaha lagu eegayay ciyaaraha olombikada ee ka socda magaalada London ee maanta galay maalintii ciyaaraha fudud lagu tartamayay ayaa dadweyne badan oo Soomaali ah waxa ay rajo ka qabeen in labada orodyahan ee Soomaaliyeed ee ka qeybgalaysa tartankan ay guulo ka keenaan. Read more...

Zourah Ali oo ka socotey Djibouti oo Gashay Kaalinta 7aad

Cayaaraha \ Cayaaro Zourah-AliZourah-AliGabadha Djibouti u mataleysay Ciyaaraha Olimbikada Aduunka Zourah Ali ayaa kaalinta 7aad ka gashay wareegii Sadexaad ee Orodka 400-Mitir, waxaana isha ku hayay dad fara badan oo Reer Djibouti iyo Soomaali oo ku sugan gudaha dalka iyo dibada. Read more...

What a start! Jessica Ennis kicks off Olympics heptathlon with record time

Cayaaraha \ Cayaaro JessicaEnnisJessicaEnnisJessica Ennis made a flying start in the heptathlon, setting a world best time in the hurdles. The 26-year-old is one of Team GB's big hopes for an athletics gold, but the pressure seemed to inspire her as she ran the fastest time ever by a heptathlete in the 100m hurdles. Read more...

Calankii Soomaaliya wuu kasoo dhax Muuqday London Olompic Games 2012, Balse Maxaa ka qaldamay.?.

Cayaaraha \ Cayaaro uksomalia12uksomalia12Waxa ay aheyd Habeen ay si weyn u wada sugayeen Shacabka Soomaaliyeed in uu Calankooda Buluuga ah kasoo dhex Muuqda Tuulada Ciyaaraha Olompikada ee London Olompic Games 2012.   Read more...

Mid kamid ah ciyaartoyda ka qeybgalay tartanka Olymbikada oo weydiistey magangelyo siyaaasadeed

Cayaaraha \ Cayaaro article-2179037-0C5EA67700000578-700 468x313article-2179037-0C5EA67700000578-700 468x313Mid ka mid ah ciyaartoyda ciyaaraha fudud ee ka qeybgalaya tartanka olombikada ee lagu wado inberito si rasmi ah uu ugaga furmo dalka Ingiriiska ayaa gudaha u galay saldhig boolis oo ku yaal magaalada London isagoo codsaday magangelyo siyaasadeed. Read more...

Tartanka Olombikada ee Kubbada Cagta gabdhaha oo calankii W. Kuuriya lagu qalday kan K. Kuuriya

Cayaaraha \ Cayaaro kuriya5kuriya5Tartanka ciyaaraha olombikada ayaa waxa uu ka bilowday magaalada London iyadoo lagu bilaabay ciyaaraha kubada cagta ee gabdhaha.  Read more...

Ciyaartoyda Soomaliya U Matayleysa Olimbikada Adduunka Oo Goordhow Ka Degay Heathrow

Cayaaraha \ Cayaaro oldhoof6oldhoof6Labada ciyaaryahan ee Soomaaliya u matayalaya ciyaaraha Olimbikada adduunka ee dhamaadka bishaan ka furamaya London ayaa goordhaweyd ka degay garoonka Heathrow ee magaalada London halkaasoo lagu soo dhaweeyay. Read more...

Talyaaniga oo u soo baxay Finalka Euro 2012, marki uu Jarmalka ku garaacay Sema Finalka

Cayaaraha \ Cayaaro italiaitaliaXulka Talyaaniga ee Azzuri ayaa muujiyay sida uu ugu hanqal taagayo 44-sano kadib inuu ku guuleysto Koobka Qaramada Yurub, kadib ciyaar qaab ciyaareedkeeda aad u wanaagsanaa ay soo bandhigeen kulankii Sema Finalka ay kala hortageen xulka Jarmalka oo koobkan loo saadaalinayay. Read more...

Taaager kubadda cagta ah oo geeriyooday kadib 11 habeen oo isku xigta oo usaan seexan

Cayaaraha \ Cayaaro Jiang-XiaoshanJiang-XiaoshanTaagerahan uu dhashay Dalka shinaaha ayaa waxaa uu soo jeeday 11 habeen oo isku xigta, waxaana uu isku dayey in uu daawado Furitaanka ciyaar kaste oo dhacda ciyaaraha Euro 2012. Read more...

Kulamadii u dambeeyay ee wareega Group-da Koobka Euro 2012 oo caawa la soo gaba gabenynayo

Cayaaraha \ Cayaaro Waxaa la filayaa in la soo gaba gabeeyo kulamadii u dambeeyay ee Wareega Group-yada ee Koobka Qaramada Qaarada Yurub Euro 2012, iyadoo Group-ka ugu dambee ee D la soo afjari doono Read more...

.

Xulalka Poland iyo Ruushka oo ka haray tartanka qaramada Yurub

Cayaaraha \ Cayaaro polandapolandaGroup A ayaa ku soo afjarmay natiijooyin aanan la fileyn, kadib markii xulalka Czech Republic iyo Greece ay ka soo baxeen, markii ciyaartii u dambeysay ee xalay ay guulo ka kala gaareen xulalka Poland oo marti gelineysay Koobkan iyo xulka Ruushka oo dar dar xoog leh ku bilowday tartankan bilowgiisa. Read more...

Shevchenko oo wacdaro ku dhigay Xidiga Qaranka Sweden ee Zlatan Ibrahimovic

Cayaaraha \ Cayaaro J51shTJdYLOddinxIDc9WZstHYu 1200J51shTJdYLOddinxIDc9WZstHYu 1200Andriy Shevchenko ayaa wacdaro ku dhigay  xiddiga indhaha caalamka oo dhan ay wada hayeen ee Zlatan Ibrahimovic kadib markii goolkiisii uu ugu badalay 2 gool taasoo keentay in  Ukraine ay  2-1 kaga badiso Sweden ciyaartii labaad ee Group D tartanka Euro 2012 . Read more...

Xulalka France iyo England oo dhibcaha kala qaatay markii ay ku kala baxeen 1-1

Cayaaraha \ Cayaaro englandvsfrance 8englandvsfrance 8Xulalka France iyo England ayaa ciyaartoydii u horeysay Group D isku arkay, iyadoo ciyaartan ay aheyd mid si gaar ah isha loogu wada hayay, waxaana natiijada ciyaartan ay noqotay mid aan la fileyn markii ay bar bar dhac gool iyo gool ku kala tageen. Read more...

Xulalka Spain iyo Talyaaniga oo bar bar dhac 1-1 ku kala baxay

Cayaaraha \ Cayaaro italyvsspain 7italyvsspain 7Ciyaartii u horeysay ee Group C oo ahaa mid aad loo sugayay ayaa waxay dhex martay Xulalka Span oo difaacanaya Koobkan iyo Italy, ciyaar xiiso badneyd oo ka dhacday Magaalada Gdansk ee dalka Ukraine, waxaana labada xul oo u muuqday kuwo isu dheeli tirnaa bilowga hore ku soo galeen qaab ciyaareed ka duwanaa sida la saadaalinayay. Read more...

Xulalka Spain iyo Talyaaniga oo bar bar dhac 1-1 ku kala baxay

Cayaaraha \ Cayaaro italyvsspain 7italyvsspain 7Ciyaartii u horeysay ee Group C oo ahaa mid aad loo sugayay ayaa waxay dhex martay Xulalka Span oo difaacanaya Koobkan iyo Italy, ciyaar xiiso badneyd oo ka dhacday Magaalada Gdansk ee dalka Ukraine, waxaana labada xul oo u muuqday kuwo isu dheeli tirnaa bilowga hore ku soo galeen qaab ciyaareed ka duwanaa sida la saadaalinayay. Read more...

Xiddiga ugu da’da yar ee Euro 2012 ka ciyaaraya

Cayaaraha \ Cayaaro jetro willemsjetro willemsDifaaca baalka bidix ee xulka Netherland, Jetro Willems ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da’da yaree ee taariikhda ka soo muuqda tartanka Qaramada Yurub ee Euros 2012 kadib markii uu ciyaaray kulankii furitaanka Group B ee Holland iyo Denmark. Read more...

Xulka Holland ee Orange lagu naaneyso ayaa guuldaro xanuun badan kala kulmay Xulka Denmark

Cayaaraha \ Cayaaro holand vs_denmark_4holand vs_denmark_4Ciyaartii u horeysay ee Group B ee Koobka Qaramada Qaarada Yurub, kadib markii 1-gool iyo waxba lagu garaacay.Ciyaartan oo aheyd mid saadaasheeda in Holland ay badin doonto, ayaa dad badan ay lama filaan ku noqotay, inkastoo ciyaartoyda Holland ay soo bandhigeen ciyaar wanaag, hadana waxay ku guuldareysteen inay shabaqa gool dhigaan. Read more...