Champion's League |

Wed07302014

Last update06:12:40 PM

Back Sport Sport News Football

Champion's League

Real Madrid Oo Caashar lama ilaawan ah u dhigtey Man City, Arsenal Oo Badisay, Milan Oo Lagu Dhegay

Cayaaraha \ Champion's League rmvsmcrmvsmcReal Madrid ayaa gaartay guushoodii 10aad ee Champions League, ka dib markii ay 3-2 ay ku dubteen kooxda Manchester City oo marti ugu aheyd Santiago Bernabeu, iyadoo guushaas uu ku hogaamiyay xiddigooda Cristiano Ronaldo. Read more...

Maxaa laga filayaa labada koox ee kala haysta horyaalada Spain iyo Ingiriiska ee Real Madrid iyo Man city.

Cayaaraha \ Champion's League RmadridvsMcityRmadridvsMcityWaxa Dib ufurmaya koobka Naadiyada horyaalada yurub waxaana ciyaar aad u xiiso badan ay ku dhexmaraysa maagalada Madrid labada koox ee kala haysta horyaalada Spain iyo Ingiriiska ee Real Madrid iyo Man city.   Read more...

Waxaa si habsami leh geroonka jaamacadaha uga soconaya koobka is dhex galka bulshada read more...

Iyadoo lagu jiro qaybihii danbe ee bisha barakaysan ee ramadaan oo marki labad muqdisho lagu qabanayo koobka is dhex galka bulshada oo kalin libaaxle uu kaqatay mamulka gobolka banadir ayaa waxaa si habsami leh waxaa uu uga soconay geroonka jamacadaha iyadona ilaa hada ay is arkeen kooxa ha kala ah heegan, qooxle fc, elman, somalistar, fc hotel saxafi iyo horseed iyadona koox waliba ay kudadalayso sidii ay kalmaha hore utagi lahayd ama ay koobka uqadi lahayd iyado tartanka wali aysan fari ka qodnayn hadana waxajira in marki ugu horaysay kooxaha qaar ay ciyartoydooda ay mushar ubilaben taas oo mujinaysa hormarka uu ku talabsaday sportga soomalia

Chelsea Oo Noqotay Champions-ka Yurub Markii Ugu Horeysay Taariikhda Kadib Goolashii Mucjisada Ahaa Ee Drogba

Cayaaraha \ Champion's League chelsseachelsseaKooxda Chelsea ayaa rigoorayaal 4-3 kaga adkaatey kooxda garoonkooda nasiibka u heshay in sanadkan lagu cayaaro Ciyaarta kama dameysta ah ee Bayern Munich kuna guuleysatey koobka weyn ee Champions League sanadkan kaasoo noqonaya koodii ugu horeeyey tan iyo markii la bilaabay sanadkii 1955-56. Read more...

Sergio Aguero Ayaa Farxad Kaga Ilmeysiiyay Jamaahiirtii City Oo La Damaashaadaya Hanashada Horyaalka Sanadkan

Cayaaraha \ Champion's League cityyyyyyycityyyyyyyWaxaa soo dhamaaday horyaalkii ugu xiisaha badnaa inta la xasuusto taariikhda Premier League, waxaana koobka kor u qaaday Manchester City oo u muuqatay koox iska qasaarisay fursad dahabi ah markii ay daqiiqadu mareysay 93aad oo Aguero u noqday halyeygooda cusub. Read more...

Bayern oo iska xaadirisay final-ka markii ay quusisay Real Madrid

Cayaaraha \ Champion's League Bayern Munich ayaa 3-1 rigoorayaal ah ku dubatay Real Madrid lugtii 2aad ee tartanka kooxaha yurub sidaana ku xaqiijisay in ay ciyaarta kama dambeysta ah ee Champions League  ay 19ka bisha May garoonkeeda Allianz Arena kula ciyaari doonto Chelsea. Read more...

Chelsea oo 10-ciyaaryahan ku reebtay Sema-finalka Barcelona, una gudubtay Final-ka Champions League

Cayaaraha \ Champion's League Chelseas-Spanish-forward-Fernando-TorresChelseas-Spanish-forward-Fernando-TorresChelsea ayaa Barcelona ka reebtay koobkii ay difaacaneysa ee Champions League kadib markii ay la gashay dagaal jabhadeyn ah kaasoo ciyaartii ku soo afjaray bareejo 2-2 ah, una suuragaliyay in ay Fiinaalka CL ku soo gaarto natiijo 3-2 ah isku celcelis ahaan labadii lug.   Read more...

Xiriirka Kubada Cagta ee Djibouti oo qalab Isboort siiyay somaliland Xili dhalinta reer Djibouti ay uu bahantahay

Cayaaraha \ Champion's League fd1cc Sport_32fd1cc Sport_32Xiriirka kubadda cagta ee Djibouti ayaa qalab kala duwan oo xagga ciyaaraha ah ugu deeqay xiriirka kubadda cagta ee maamulka Soomaaliland , kaasoo lagu gudoonsiiyay xafladii lagu soo gabagabeynayay tababarkii garsoorayaasha kubadda cagta Soomalida ee Djibouti ka dhacay. Read more...

Mourinho oo markii 2aad ka badiyay 11 kulan oo uu la ciyaaray Barca

Cayaaraha \ Champion's League Barcelonas-Argentinian-forward-Lionel-Messi1Barcelonas-Argentinian-forward-Lionel-Messi1Cristiano Ronaldo ayaa daqiiqadii 73d u dhiibay Barcelona guuldaradii ugu horeysay oo gurigeeda kula dhacda 55 kulan dhamaan tartamadii ay ciyaartay, isla markaana Real Madrid u suuragaliyay in 2-1 kaga badiso Barca kulankii Clasico ee  Spanish league. Read more...

Dhalinyarada Isboortiga ee magaalada Oslo oo soodhaweyn u sameeyay Col. Maxamed deeqow macalin

Cayaaraha \ Champion's League deeqow11-copy-copydeeqow11-copy-copyWaxaa  Soo garey  Magaalada  Oslo ee dalka   Norwey  oo Boqasho  gaban  Ku  yimi  Kol.  Maxaned  deqoow  macalin  oo  ka  mid  ahaan  jirey  kooxdii  caanka  ahayd  ee  cawa  iyo  maalin  Horseed  isla  markasna  ka  mid  ahaan  jirey  saraakiishii hore  ee ciidanka  booliiska  soomaliyeed  waqtigii  dowladii  dhexe  ka  hor  dagaaladii   sokeeye. Read more...

Champions League: Falanqayenta kulanka adag ee caawa dhexmaraya Bayern & Real

Cayaaraha \ Champion's League allianz-arena-munichallianz-arena-munichWaxaa Cawaa sidii la wada sugayey dhici doonta sacadu markay tahay Caawa 20:45 xiliga Qarada Yurub garoonka kubada cagta caalamiga ah ee Allianz Arena ee ay wadaagaan kooxda heerka koowaad ka ciyaarta Bundesliga-ha Jarmalka ee Bayern Munich & kooxda heerka labaad (Sera B) ee Turn- und Sportverein München von 1860,  balse loo yaqaan TSV 1860 München ama 1860 Munich waxaa ka dhacaysa mid ka mid ah kulamada ciyaareed ee dunida ugu xiisaha iyo xamaasada badan. Read more...

Kooxda Banadir ee Katrineholm oo ka qayb gashay kulanakii doorashada xirirka kubada

Cayaaraha \ Champion's League macoow2macoow2Kooxda kubadda cagta ee Banaadir  ( Banadir Idrott Klubb) kan dhisna magaalada Katrineholm oo ka qayb gahsay kulankii doorashada xiririka kubada cagata ee gobolka Södermaland  ee wadanka sweden , doorashadaas oo la qabto sandkiiba mar ayaa waxaa lagu qabtay magalaada Eskilstuna waxaana lgu doortay gudiga fulinta ee xiriirka gobolka Södermaland. Read more...

Heshiisyadii Ugu Waa Weynaa Ee Dhacay Xagaagan

Cayaaraha \ Champion's League Iyadoo haatan uu xirmay suuqa kala iibsiga ee horyaalada ugu waa weyn ee qaarada yurub ayaa waxaa haatan loo jeesan doonaan in koox walba ay kooxdooda isku aadaadiyaan islamarkaana garoonka ay la yimaadaan wax ka duwan xilli ciyaareedkii hore Read more...

Kooxda Juventus Oo Ka Careysan Diidmada Uu Amauri Diiday Inuu u Wareego Marsielle

Cayaaraha \ Champion's League 129962hp2129962hp2Agaasimaga guud ee kooxda Juventus Giuseppe Marotta ayaa ka hadlay sida  uu uga careysan yahay, diidmadii uu Amuari diiday inuu ku biiro kooxda  Faransiiska ee Marsielle intii uu furnaa suuqa kala iibsiga. Read more...

Suuqa Kala Iibsiga ee Horyaalka Ingariiska Oo Rikoor Cusub Oo Dhinaca Lacagta Ah Dhigay Sanadkan

Cayaaraha \ Champion's League xidigahaxidigahaWarbixin la uruuriyay ayaa sheegeysa in sannadkan 2011 uu jabiyay rikoor wax  soo iibsiga suuqa kala iibsiga ee dalka Ingariiska, ka dib markii sannadkan  kaliya ay kooxaha Ingariiska ku qarashgareeyeen suuqa kala iibsiga 710 milyan  ginni. Read more...

Isku Aadka Champions Leage oo la sameeyay, Kooxo cusub oo sanadkaan ka soo dhax Muuqday

Cayaaraha \ Champion's League isku-aadkaisku-aadkaIsku aadka Koobka Horyaalada qaarada Yurub ee loo yaqaano Uefa Champions League ayaa goor dhoweyd lagaga dhawaaqay Magaalada Monaco ee dalka Faransiiska. Read more...

Koobka Ramadaanka Gothenburg oo ay isugu soo hareen 4-ta koox ugu adag.

Cayaaraha \ Champion's League SOMALISKA20SKSOMALISKA20SKCiyarihii Koobka Ramadaanka ee ka socda Dalka Sweden Caasimadiisa labaad Gothenburg ayaa waxay marayan Simifinal waxaana isku soo haray 4 kooxood oo kala ah Fc Hobyo Fc liido Somaliska Sk iyo Hilaac. Read more...

Samuel Eto’o oo noqonaya ciyaaryahanka ugu mushaarka badan aduunka

Cayaaraha \ Champion's League Anzhi-Makhachkala Anzhi-Makhachkala Samuel Eto’o ayaa noqonayaa ciyaaryahanka ugu mushaarka aduunka ciyaaraha kubada cagta ka dib markii uu ku biiray kooxda Anzhi Makhachkala ee ka mid horyaalka wadanka Ruushka. Read more...

Natiijooyinkii horyaalka Ingiriiska: Chelsea oo si dirqi ah ku badisay

Cayaaraha \ Champion's League chelseachelseaKooxda K/cagta Chelsea ayaa ku sigatay bar baro inay ku qabato Kooxda West Bromwich Albion, kadib ciyaar xiiso leh oo ka dhacday Garoonka Stamford Bridge, kaasoo marti loogu ahaa Chelsea. Read more...

Suuqa kala Iibisga Ciyaaryahanada Maxaa ku soo kordhay

Cayaaraha \ Champion's League 1227373306084 1171227373306084 117Waxaan idiin heynaa aqristayaal wararki ugu danbeeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda caalamka ee saakay oo Isniin ah. * Warbaahinta Spain iyo Talyaaniga ee ka faalooda ciyaaraha ayaa ogaaday in Milan ay si lama filaan ah u iibsan doono laacibkoodii hore Kaka maalinta ugu danbeyso suuqa kala iibsiga ciyaartooyda oo ku eg bishan August. Read more...

Wesley Sneijder oo laga yaabo inuu u wareego maalmaha soosocda Man United

Cayaaraha \ Champion's League Wesley-SneijerWesley-SneijerWararkii u danbeeyey ee  waxkaqoray wareegida Wesley Sneijder ee Man United ayaa sheegay in  aysan fogayn xiligii uu Wesley Sneijder u  wareegilahaa Man United. Read more...