Diet and Fitness |

Tue07292014

Last update06:51:55 PM

Back Hlth Health News Diet & Fitness

Diet and Fitness

ibta naasaha dumarka iyo Xanuunadda ku dhaca

Cafimaadka \ Diet and Fitness breast-painbreast-painMuxuu yahay? Waa nooc ka mid ah cabeebka waana infakshan waxaana sababa khamiirka (Candida albicans). Si kasta ha ahaatee, badanaa waxba ma yeesho maqaarka caadiga ah.

Recipes for Health: Pantry Clean-Out

Sample imageSample image

Cafimaadka \ Diet and Fitness Non Praesent elit convallis malesuada ac Donec ac vel sem natoque. Risus hendrerit augue eros felis tincidunt justo urna iaculis ligula porta. Tellus risus dictum eu elit Curabitur et. Read more...

Galmada dhacda Dhalmada Dabadeed

Cafimaadka \ Diet and Fitness sex-bed-couplesex-bed-coupleCilmiga ummulisanimadu si aad ah buu u horumaray sanadahaan dambe, waxaana jira dhakhaatiir ku faana inay arrinkaasi ka gaareen guulo la taaban karo, iyaga oo sheegta inay u oggolaadaan haweenka ay umuliyaan inay dhowr maalmood dhalmada kadib billaabi karaan shaqooyinkoodii caadiga ahaa, iyo inay weliba raggooda kala qaybgeli karaan galmo haddii ay doonaan.

Cudurada Galmada la isugu gudbiyo

Cafimaadka \ Diet and Fitness STDSTDSTD-yada waxaa sidoo kale loo yaqaannaa cudurrada xubnaha galmada. Waxaa sababa jeermis ku nool maqaarka ama dheecaannada jidhka sida shahwada, dheecaanka siilka ama dhiigga. Jeermiska waxaa gudbiya qof bukka badanaa siday uga gudbaan, waa isu ag/galmo, maqaar, dhiig, ama dheecaan jidh.

Maxaa keena hurdo xumida ku dhacda ilmaha?

Sample imageSample image Maxaa keena hurdo xumida? Sideedaba hurda xumada ku dhacda ilmaha waa nocyo badantahay, waxa ay ka simanyihiin kuligood inay waalidka walac ku abuuraan iyo hurdo la’aan, lakin caafimad ahaan hadii loo hadlo waa laba qeyb