Health and Beauty |

Mon09012014

Last update08:59:23 AM

Back Hlth Health News Health and Beauty

Health and Beauty

Naagaha Markay Falgalka Galmo ay ku jiraan ay biyahu ka soo burqada Cafimaad ahaan waa maxaay

Cafimaadka \ Health and Beauty vaginavaginawaxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay soo tuurayaan dhowr jeer mana laha urka kaadida laakin waxay ka soo baxaan duleelka kaadida, maxaa sababa biyahaas,

Mala adkeyn karaa naasaha marka ay balaqoobaan ame Dhacaan ?

Cafimaadka \ Health and Beauty breast-painbreast-painHaweenka Soomaaliyeed ayaa  boqolkiiba 80% ka welwelsan marka naaskooda muddo la jaqo ilmaha ay dhashay ama si kale ba ha loo isticmaale iyadoo arrintaa u keento in naasku noqdo mid aad u jilicsan tasoo sababta in ragga qaar iska joojiyaan ama nacaan baashalka naaska Read more...

ibta naasaha dumarka iyo Xanuunadda ku dhaca

Cafimaadka \ Health and Beauty breast-painbreast-painMuxuu yahay? Waa nooc ka mid ah cabeebka waana infakshan waxaana sababa khamiirka (Candida albicans). Si kasta ha ahaatee, badanaa waxba ma yeesho maqaarka caadiga ah.

Talooyin ku socda dumarka aan Uuraabin

Sample imageSample imageDheereeya muddada galmada:- Ragga qaar baa u haysta in inta jeer ee haweeneyda loo galmoodo oo la kordhiyaa ay keento uur. Haddaba taasi run ma aha, waxase loo baahan yahay in la dheereeyo muddada ay qaadanayso halkii galmo intii saddex iyo afar jeer lagu celcelin lahaa isla muddadaasi in la’eg.

Daryeelka Dhalmada ka horeeya ee Hooyada

health-10health-10Daryeelka dhalmada ka horreeya waa daryeel caafimaad oo aad heleysid inta aad uurka leedahay. Qorsheyso booqasho dhalmada ka horreysa isla marka ay kula noqoto in aad uur leedahay.

Sida aad ku xoojin karto dareenka kacsigaaga

Sample imageSample imageSoo qaado koob Malab ah iyo koob barkii Basal la ridqay ah, oo isku kari ilaa iyo inta urta basashu ka ba’ayso, markaa hal macalgo ka qaado raashin kasta dabadii, adigaa wax dareemi doone eh.