Mala adkeyn karaa naasaha marka ay balaqoobaan ame Dhacaan ? |

Wed08272014

Last update12:14:56 PM

Back Hlth Health News Health and Beauty Mala adkeyn karaa naasaha marka ay balaqoobaan ame Dhacaan ?

Mala adkeyn karaa naasaha marka ay balaqoobaan ame Dhacaan ?

Cafimaadka \ Health and Beauty Haweenka Soomaaliyeed ayaa  boqolkiiba 80% ka welwelsan marka naaskooda muddo la jaqo ilmaha ay dhashay ama si kale ba ha loo isticmaale iyadoo arrintaa u keento in naasku noqdo mid aad u jilicsan tasoo sababta in ragga qaar iska joojiyaan ama nacaan baashalka naaska

sababtoo ah naaska  ayaa ah xubnaha ugu mihimsaan ee haweenku ka raaxeystaan ahna mid qeyb weyn ka qaata dareenka ragga marka haddii uu jilco oo uu noqdo balaq ninka uma saamaxeyso inuu ku raaxeysto naaska xaasikiisa.

Haddaba Waxaan idin soo  bandhigaynaa qaababka lagu adkeyn lahaa naasaha balaqa noqday ama aadka u jilcay haddaba hadii naaskaadu jilcay sameeya waxyaabahan soo socda:-

1- Marka hore waxaa la isku qasaa malab iyo bur kaddib naasaha ayaa la marinayaa todobaadkii seddex jeer

Saliid saytuun ayaa lagu daldaliigayaa muddo 5 daqiiqadood maalin kasta hal jeer kaddib waxaa lagu dhaqayaa biyo qandac ah, kaddib waxaa la keenayaa gabal yar baraf waxaa la marmarinayaa laba naasood ilaa uu ka dhalaalo, kaddib waxaad keenaysaa tufaax oo qashar la’aan la shiiday waxaad saaraysaa labada naasood kaddib waxaad ku qubaysanaysaa biyo lagu daray koob yar khal biyaha waa inay xoogaa kululaadaan waxaad daldaliigaysaa muddo gaaraysa 15 daqiiqo, inshaa Allaah waxaad ka heli doontaa natiijo fiican

2- Geed lagu yiraahdoo afka ingiriiska (Lupin) carabigana (ترمس)  ayaa la shiidayaa waxaa lagu daraa caano iyo khal iyo biyaha loo yaqaano (maaul wardi)  inta si fiican la isugu labo ayaa la saarayaa naasaha muddo hal saac ayay saarnaanayaan kaddib ayaa la dhaqayaa.

Waxaan rajeyneynaa in ay ku caawin doonto

 

Mala adkeyn karaa naasaha marka ay balaqoobaan ame Dhacaan ?
Related Posts:
waxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay
Muxuu yahay? Waa nooc ka mid ah cabeebka waana infakshan waxaana sababa khamiirka (Candida albicans)
Soo qaado koob Malab ah iyo koob barkii Basal la ridqay ah, oo isku kari ilaa iyo inta urta basashu
Daryeelka dhalmada ka horreeya waa daryeel caafimaad oo aad heleysid inta aad uurka leedahay. Qorshe
Dheereeya muddada galmada:- Ragga qaar baa u haysta in inta jeer ee haweeneyda loo galmoodo oo la ko