Naagaha Markay Falgalka Galmo ay ku jiraan ay biyahu ka soo burqada Cafimaad ahaan waa maxaay |

Wed08202014

Last update08:47:20 AM

Back Hlth Health News Health and Beauty Naagaha Markay Falgalka Galmo ay ku jiraan ay biyahu ka soo burqada Cafimaad ahaan waa maxaay

Naagaha Markay Falgalka Galmo ay ku jiraan ay biyahu ka soo burqada Cafimaad ahaan waa maxaay

Cafimaadka \ Health and Beauty waxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay soo tuurayaan dhowr jeer mana laha urka kaadida laakin waxay ka soo baxaan duleelka kaadida, maxaa sababa biyahaas, waxaa jirta meel la yiraahdo gspot waa sida qanjiir oo kale ku taalla bahalka naagta gudihiisa naagaha dareenkaas way ku kala duwan yihiin, marka laga garaaco meesha ayay dareemaysaa macaan aad u daran markaas ayay soo daadinaysaa biyahaas, inta badan dadka waxay u malayaan inay kaadi yihiin laakin marka la baaray waxaa la ogaaday inaysan kaadi ahayn, laakin ay soo maraan duleelka kaadida,

waxaa laga yaabaa inay dhowr jeer soo daadiso inta galmada socoto oo ay sariirta oo dhan qoydo naagahaas waa kuwa si daran u macaansado galmada kumana xirna gudniinka waayo waa dareen gudaha laga dareemo

Naagaha Markay Falgalka Galmo ay ku jiraan ay biyahu ka soo burqada Cafimaad ahaan waa maxaay
Related Posts:
Haweenka Soomaaliyeed ayaa  boqolkiiba 80% ka welwelsan marka naaskooda muddo la jaqo ilmaha ay dh
Muxuu yahay? Waa nooc ka mid ah cabeebka waana infakshan waxaana sababa khamiirka (Candida albicans)
Soo qaado koob Malab ah iyo koob barkii Basal la ridqay ah, oo isku kari ilaa iyo inta urta basashu
Daryeelka dhalmada ka horreeya waa daryeel caafimaad oo aad heleysid inta aad uurka leedahay. Qorshe
Dheereeya muddada galmada:- Ragga qaar baa u haysta in inta jeer ee haweeneyda loo galmoodo oo la ko