Falaaqeynta Kulanka Derbiga Roma vs Juventus |

Thu08282014

Last update12:14:56 PM

Back Sport Sport News Cricket Falaaqeynta Kulanka Derbiga Roma vs Juventus

Falaaqeynta Kulanka Derbiga Roma vs Juventus

Cayaaraha \ Horyaalada Magaalada Caasimada ee Roma saacada marka ay taha 10:45 waxaa ka dhacaya Kulan darbi oo dhexyaala kooxaha Roma iyo Juventus oo raadinaysa guusheedii Sadaxaad ee Xiriirka ah.

Juventus waxaa ganaax kaga maqnaan doona Federico Peluso iyo Claudio Marchisio dhanka kalana Kwadwo Asamoah oo Ciyaaraha Africa kasoo laabtay ayaa Line Upka Juventus ku jiri doona.

Labada Weeraryahan ee kulankii Celtic wacdari dhigay Mirko Vucinic iyo Alessandro Matri ayaa hogaamin doona Weerarka kooxda.

Shax cusub waxaa la imaan doona Caawa Tababaraha ku meel gaarka ee Roma Andreazzoli oo ku tali jira inuu kooxda ka badalo sidii uu qaabeeyay Macalinkuii la cayriyay ee Zdenek Zeman .

Pablo Daniel Osvaldo iyo Daniele De Rossi ayaa xaaladooda la qiimeyn doonaa Saacadaha soo aadan si loo ogaado iney safan karaan caawa iyo In kale.

Ogow

Roma iyo Juventus ayaa kala qeybsaday 100  gool xagaagan Laakiin Roma aya laga dhaliyay goolashii u badnaa oo ahaa 45 jeer kaliya sanadkan halka Juventus 16 gool laga dhaliyay.

Lugtii hore ee labadan koox dhexmaray Juventus ayaa ku adkaatay 4-1 iyadoo goolasheeda kaga mahad celisay Pirlo, Arturo Vidal, Alessandro Matri iyo Sebastian Giovinco .

Roma ayaa Mar kaliya ka badisay Juventus 15 kiil kulan ee ugu dambeeyay horyaalka Serie A tan iyo Februray 2004.

Kooxda Magaalada Caasimada ayaa laga badiyay Lexdii kulan ee ugu dambeeyay ee Serie A  afar jeer.

Roma waxaa ka hor Imaan doona Caawa ciyaaryahankeedii hore ee    Mirko Vucinic oo sanadkii 2011 ku biira Juventus

Ciyaaraha ugu Muhiimsana waa kuwa ay ciyaarayaan Juventus iyo Roma,Arsenal iyo Blackburn ,sidoo kalana Barcelona iyo Granada.

February 16

04:45     Luton     ? – ?     Millwall

07:00     Arsenal     ? – ?     Blackburn

07:00     Milton Keynes Dons     ? – ?     Barnsley

10:00     Oldham     ? – ?     Everton

Serie A

09:00     Chievo     ? – ?     Palermo

11:45     Roma     ? – ?     Juventus

La Liga

03:00     Getafe     ? – ?     Celta Vigo

05:00     Malaga     ? – ?     Athletic Bilbao

07:00     Granada     ? – ?     Barcelona

09:00     Osasuna     ? – ?     Zaragoza

23:00     Real Sociedad     ? – ?     Levante

Falaaqeynta Kulanka Derbiga Roma vs Juventus
Related Posts:
Kooxda Chelsea oo heysata horyaalka yurub ayaa galabta ku guul-darreysatay in ay noqoto horyaalka ad
Kooxda Barcelona ayaa Xalay ka Guuleysatey Kooxda Real Betis ayadoo sii dheereysatay Hogaanka H
Labo gool oo uu dhaliyay Michu ayaa ka saaciday kooxda Swansea in muddo 30 sanadood ah ka dib ay ka
Kooxda Chelsea ayaa waxaa soo gaaray guul daraddii ugu horeysay horyaalka ingiriiska xilligan kadib
Kabtankii hore ee wadanka Ingriiska John Terry ayaa ku dhawaqay in uu ka fariistay ciyaaraha heerka
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa dhaleeceeyay kooxaha boorsooyinka waa weyn ee qaarada y