26.8 C
Mogadishu, SO
Saturday, December 16, 2017

IDEAS

#Muhiimad intee leeg ayuu leeyahay Safarka Faarmaajo ee uu ku tagaayo Imaaradka?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu safar ku tago dalka isutagga Imaaraadka Carabta, kaasoo noqon doona...

#Ethiopia: Government-Fuelled Conflict & the Need for Unity

In an attempt to distract attention from unprecedented protests and widespread discontent, the Ethiopian Government has engineered a series of violent ethnic conflicts in...

#Keyga anaa iska leh kaagana kula lihi ma socon kartaa waqtigan?

Dowladda dhexe ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) waxay dadka Muqdisho badankood u heystaan ilaa iyo hadda in uu yahay...

#Dawladda waxaay dhayeysaa dhaawacyadii aad geysateen ee umaddan dhaawac kale ha u horseedina

Xildhibaanada kooxda Damu-Jadiid ugu jira baarlamanka Sooomaaliya ayaa billaabay olole la doonayo in lagu dumiyo dowaldda aan weli sanadkan jiran ee Soomaaliya, si loo...

#Kenya:Where does Kenya go from here?

For Uhuru Muigai Kenyatta, a low key, opposition boycotted repeat presidential election is set to hand him a 90 per cent-plus victory. National Super Alliance’s...

#Somalia:Xaaf iyo Waare ma waxaa haya siyaasad xumo mise dadnimo xumo?

Markii Jubbaland ay wajaheysay loolankii siyaasadeed ee dowladdii Xasan Sheekh ee meesha ka saartay jiritaankeeda, waxa garabka ugu weyn ay ka heshay waxay ahayd...

#Warbixin:Soomaaliya waxay u baahan tahay siyaasad nabadeed uma baahna mid colaadeed

Warbixinta oo cinwaan looga dhigay “Soomaaliya waxay u baahan tahay siyaasad nabadeed uma baahna mid colaadeed” hoos ka aqriso. Soomaaliya waxay u baahan tahay siyaasad...

#Waa kuma waddanka adduunka loo aqoonsan yahay in uu leeyahay siyaasadda ugu wanaagsan ee...

Dalka Iiraan waa waddanka kaliya ee ku yaal bariga-Dhexe ee madax-bannaani haysto. Madax-bannanidaan kuma imaan si fudud ilaa haddana loogama harin. Sida waddamada kale muslimiinta...

#Somalia: Imaaraadka oo Dawladihii dalka soo marey la saxiixdey heshiis qarsoodi ah

Muqdisho (AxadleTM) – Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ka haysta heshiis u saamaxaya waxyaabo badan oo danahooda Soomaaliya ku saabsan, sida ay ogaatay Saxafadda maxaliga...

#Guul Emaaraat miyaa! Mise Guul Somaliyeed Madasha Kismaayo

Beryahan hadal-heynta ugu badan waa Shirka Madaxda Gobalada ee ka furmay Kismaayo iyo Shirka Muqdisho ee Dastuurka oo la baajiyey! Yuu guul u yahay?...

Connect with us via Social Media

99FansLike
50FollowersFollow
62FollowersFollow
79,759FollowersFollow
3FollowersFollow
4,225FollowersFollow
279SubscribersSubscribe