Nin dhalinyar ah oo u dhacay Qasriga mataxtooyad Barasiil si uu u guursado Haweynayda madaxwaynaha ka ah Dalka |

Fri08222014

Last update08:59:39 PM

Back Layabka Travel News Getaways Nin dhalinyar ah oo u dhacay Qasriga mataxtooyad Barasiil si uu u guursado Haweynayda madaxwaynaha ka ah Dalka

Nin dhalinyar ah oo u dhacay Qasriga mataxtooyad Barasiil si uu u guursado Haweynayda madaxwaynaha ka ah Dalka

Socdaalka \ Layaabka Wiil dhalin yar ah oo udhacay Qasriga madaxtooyada ee dalka Brazili isaga oo ay usuurtagashay in uu soo dhex galo ila qolka martida lagu qaabilo. Wiilkan oo waxaas oo halis ah u soo galay si uu ugu sheego Hogaamiya Dalka ahna madaxwaynaha wadanka Dilma Russef  jacaylkiissa uu u qabo.

Wiilkan oo sakhraansana ama cabsanaa wax Xabagta isla Markaasna gacantana ku sita sawirka madaxwaynaha ayey ilaalada madaxtooyadu gacanta ku dhigeen.

Ilaallada madaxtooyada waxa uu u sheegay in uu yahay odaygii hore ee madaxwaynaha oo una rabo in uu soo cesho xidhiidhkii hore. Waxaa ay ilaaladda ku fureen wilka yar xabada rabarka ah sii ay uu dajiyaan uguna fuduudaato sii logu qaado
dhaqtarka.

Ugu Dambeyntii waxaa loo qaaday wiilkii dhakhtar si loogu daweeyo isaago ka dibna maxkamad la soo taagi doono isaga oo lagu soo oogaayo dambi ah in uu si sharci daro ah ku soo galay Qasriga madaxtooyada.

Qore  Awliyo Doualeh

Axadle International Monitoring

Nin dhalinyar ah oo u dhacay Qasriga mataxtooyad Barasiil si uu u guursado Haweynayda madaxwaynaha ka ah Dalka
Related Posts:
Tukashada Salaada waxay ka mid tahay shanta qodob ee aasaaska u ah Islaamnimada, iyadoo ay u tahay h
Who says that flying an aircraft is exlusively for those who have complete arms? Frankly speaking, I
Nulla orci sagittis pretium neque sapien orci nulla Vestibulum vitae at. Est Cum elit consectetu
Est Cum elit consectetuer consectetuer semper Maecenas augue enim felis Nam. Tortor pretium orci
At lacinia nulla porta Nam Nam porta at tristique ipsum ante. Libero euismod ac orci condimentum
Orci nibh tellus wisi dapibus justo Curabitur Praesent Nam Donec Quisque. Nulla orci sagittis pr