Haweeney Ka soo jeeda Dalka Mareykan oo waligeed caruur ay dhashay aan nuujin Naskeeda kuna raaxeysata nuujinta Eyga |

Fri08012014

Last update06:12:40 PM

Back Life Life and Style News Mother & Children Haweeney Ka soo jeeda Dalka Mareykan oo waligeed caruur ay dhashay aan nuujin Naskeeda kuna raaxeysata nuujinta Eyga

Haweeney Ka soo jeeda Dalka Mareykan oo waligeed caruur ay dhashay aan nuujin Naskeeda kuna raaxeysata nuujinta Eyga

Bulshadda \ Mother and Children Haweeneydaan La Yirahdo Terri Graham ayaa waxa ay sheegtay in sababaha ay eyga u nuujineyso ay tahay in ay muujiso Hooyo wanaagsan in ay tahay, maadaama caruurteeda ay masaasad kuquudin jirtay oo Hooyo Nimadiiba kamaqantahay oo Ayba ilowdey Waxaay Tahay Naxariist hooyo Leadahay.  

Haweeneydaaan ayaa eyga ay nuujineyso waxaa iska leh gabar ay dhashay oo sagaal sano jir ah, taas oo ay aad ujeceshahay. Haweeneydaan oo lagu magacaabo Terri Graham oo 44-sano jir ah kana soo jeeda gobalka California ee dalka mareykanka ayaa waxaa sawirkeeda iyada oo ay nuujinesya lagu soo bandhigay wargeys lagu magacaabo Closer.  

Waxa ay sheegtay haweeneydaan in aygaan ay kuhornuujiso laba caruur ah oo ay dhashay, iyada oo intaa raacisay in markii nuujinta aygaan bilaabeysay uu culeeska ayga oo xilligaas diiday in uu wax cuno aad u yaraa hasa yeeshee hadasa uu nafaqo helay  

Terri Graham waliged manuujin caruurteeda waxaana wax layaab leh noqotay in hooyo ilmaheeeda u diiday nuujin ay ogolaato in ay naaskeeda u deyso, hasa yeeshee waxa ay kunuxnuuxsatay in layaabka dadkaasi aysan waxba kagelin oo ay kuquudineyso eyga, sidoo kalana ay kuqaadaneyso khibrada nuujinta maadaama aysan khibradaasi helin xilligii ay caruurta dhaleysay.  

Waxaa laweydiiyay in ilkaha eygu dhibayaan hasa yeeshee waxa ay sheegaty in ilkaha ayga ay dareemeyso hasa yeeshee aysan wax kadhibeyn.   Islaanta waxa ay sheegtay in aygaan nuugmada uu bartay kadib markii ay ku baroobeysay masaasad 2010-kii xilligaa wixii kadanbeeyayna ay lajeclaatay in uu nuugo naasaheeda.  

 “caruurteyda waxaan kuquudin jiray masaasad hasa yeeshee aygaan waaan nuujiyaa”, ayaa ciwaan looga dhsigay sheekada uu wargeyska Closer uu kaqoray 44-jirkaan nuujinta ayga kuraaxeysata.

Xigaasho: http://www.huffingtonpost.com/2012/10/17/terri-graham-mother-breastfeed-dog-photo_n_1974596.html

 

Ali Musa

Axadle International Monitoring

Haweeney Ka soo jeeda Dalka Mareykan oo waligeed caruur ay dhashay aan nuujin Naskeeda kuna raaxeysata nuujinta Eyga
Related Posts:
Haweenka caalamka ku nool badankood ayaa ah kuwo ku raxeesta cunista cuntooyin kala gadisan iyadoo w
Filim Addunka oo dhan laga Daawadey Ayaa Noqdey Mid Dadkii Daawadey Ka yaabiyey, Gabarta Yar ee Ooye
Khalid oo ah wiil yar oo kunol magaaladda Tacis ee Dalka Yamen oo Ay da'diisu tahay 5 jir  ayaa
Yaasmiin Calas waa gabar Soomaali Hollandees ah oo labaatan sano ka hor ay reerkooda kala soo qaxeen
Saxaafaddu waa guriga ay u soo hoydaan dadka dulman, waxey goddaa ama qaloocisaa, soona laabtaa dhab
Naagta ugu naasaha weyn dunida ayaa daboolka laga qaaday ka dib markii ay ka soo muuqatay barnaamij