Personal Tech |

Wed08202014

Last update08:47:20 AM

Back Tech Technology News Personal Tech

Personal Tech

Qalab dib loogu soo celiyo Sabuurad wax laga tirtiray !!!!

Aladaha \ Personal Tech tirtiro-11tirtiro-11Shirkada soo saarto qalabka aduunka ugu yaabka badan ayaan markii ugu horeysay wax ay ku guuleysatay in ay soo saarto Aalad dib loogu soo celiyo wixii lagu qoray sabuurad taa oo wax badan ka ay la dhaceen ardey inta badan ku nooleed in ay wax ka qashaan sabuurad waa hore wax lagu qoray. Read more...

Uruurka Isku taga Qowleystada shabakadda internetka oo Ku Hanjabay In ay Hawadda ka sarayan Facebook Bari

Aladaha \ Personal Tech facebook hackerfacebook hackerIlo wareedyo lagu kalsoon yahay oo aan ka helayno Barta internetka ee wax laysku weydarsado ee loo yaqaan twitter ayaa lagu dabacay in Bari oo ku beegan 5 November 2011 Facebook la jabsaan doono, Arrintaan ayaa walwal Galisay milkilaha shabakadda Facebook sidaas waxaa yirii Qabiir ku taqasuusay Falaqeynta Amaanka Qawleysatadda Internetka ka qarabata oo magaciisa la yirahdo Joakim von Braun. Read more...

30-ka jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan iyo LNU Växjö oo soo Gashay Kalinta 16

Aladaha \ Personal Tech vxu-entrevxu-entreIskuulka Dhaqaalaha ee Stockholm (Handelshögskolan i Stockholm) ayaa galay kaalinta 1-aad ee 30 jaamacadood iyo koleejyada ugu wanaagsan Sweden asagoo ka qaaday Machadka caafimaadka ee Karolinska Institutet halka Koleejka Gotland ay gashay meesha ugu hooseysa.