Security |

Thu07242014

Last update06:06:15 PM

Security

Barnamijka Android oo Faafinaaya Maclumadka Isticmalayasha Fogaal Maqalka Maskaxda Leh,Sida Darasadka Sheegay

Aladaha \ Security Android-SmartphoneAndroid-Smartphoneboqolkiba Sideed Barnaamijyadda Google ee Lagu Isticmaalo Fogaal Maqalka Maskaxda leh ee Lagu Wada Xiriiro Kaas oo Afka Qalad Lagu Yirahdo (SmartPhone) Sidaa Warbixinta Ku Qoraan Burcad ka Qarabata Internetka Ayaa Isticmaali karta Maclumaadka Shaqsiyaadka Isticmaala Barnaamijka Android Read more...

Shirkadda Google oo abaalmarin siiyay Buurcad internet bogeeda Qaladada iyo dulduleelo ka soo saaray

Aladaha \ Security hacker maleysiahacker maleysiaSharikadda google ayaa Tartan u qabatay dhammaan dadka Alaada Casriga ee Kombuteradda yaqaan gar ahaan kuwa looyqaano (hackers) Burcad internetka in ay isku dayaan in ay si sharci daro ah ku soo galaan Bogeeda Qeybta Safxadda Wax Lagu Furo ee loyaqaan Afka Qalada Google Croma. Read more...

Uruurka Isku taga Qowleystada shabakadda internetka oo Ku Hanjabay In ay Hawadda ka sarayan Facebook Bari

Aladaha \ Security facebook hackerfacebook hackerIlo wareedyo lagu kalsoon yahay oo aan ka helayno Barta internetka ee wax laysku weydarsado ee loo yaqaan twitter ayaa lagu dabacay in Bari oo ku beegan 5 November 2011 Facebook la jabsaan doono, Arrintaan ayaa walwal Galisay milkilaha shabakadda Facebook sidaas waxaa yirii Qabiir ku taqasuusay Falaqeynta Amaanka Qawleysatadda Internetka ka qarabata oo magaciisa la yirahdo Joakim von Braun. Read more...

Largest series of cyber-attacks' reported

Aladaha \ Security   Read more...

cyber hackercyber hackerThe computer security company, McAfee, says it has uncovered the largest series of cyber-attacks to date.In a report released on Wednesday and reported by the Reuters news agency, McAfee announced that 72 organisations had their networks intruded upon by a single, unnamed "state actor".