26.8 C
Mogadishu, SO
Saturday, December 16, 2017

Somali

#Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay kordhineyso la Xisaabtanka Ciidamada Xooga Dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay’adaha Dowladda si loola dagaallamo musuqmaasuqa, ayaa bilowday daraasad lagu hubinaayo tirada ciidamada iyo...

#ku dhawaad 70 Ruux Soomaali ah oo lagu laayay Dalka Itoobiya

65 ruux oo Soomaali ah ayaa lagu dilay degaano ka mid ah Ismaamulka Somalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya sida ay xaqiijiyeen qaar ka...

#Kalfadhiga labaad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta lasoo xirayo

Kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka Somaliya, ayaa maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in lagu soo xiro Magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen Xildhibaano...

#Koox hubeysan oo xalay Saq-dhaxe dil ka geystay Degmada H/wadaag

Kooxo hubaysan ayaa xalay waqti dambe waxa ay nin ku dileen xaafada Shanta Geed ee Degmada Hawlwadaag, meel ku dhaw Xarunta Degmada ay ku...

#Al Shabaab oo sheegtay inay dishay Wiilka Mukhtaar Roobow

XUDUR, Soomaaliya - Al Shabaab ayaa shaacisay inay dishay wiil uu dhalay Afhayeenkeedi hore Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur, kadib dagaal maanta ka dhacay...

#Xildhibaanada iyo Odayaasha Beesha Degta Cadaado oo kasoo horjeestay Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusuna

Odoyaasha iyo Xildhibaanada Galmudug ee Beel ahaan iyo Deegaan ahaan kasoo jeeda Magaalada Cadaado ayaa kulan ay ku yeesheen Magaaladaasi waxa ay kaga soo...

#Xildhibaan Mahad Salaad DFS waxa loo qorayaa maleeshiyo beeleedyo iyo CiidanCalooshood-ushaqeysteyaal ah”

8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii 12 April ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee ka mas’uulka ah amniga Banaadir iyo labada Shabeele (Shabeeleda Dhaxe...

#Diyaarado dagaal oo duqeeyay Saldhig ay ku shirsanaayeen Saraakiil ka tirsan Al shabaab

Diyaaradaha aan Duuliyaha laheyn ee Dowladda Mareykanka ayaa caawa Duqeyn ka fuliyay degaan hoosyimaada Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan ayaa waxaa si gaar...

#Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Dib ugu soo laabtay

Waxaa dalka dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hor kacayo, kadib markii ay ka soo qayb...

#Al shabaab oo sheegtay in Dagaal ay ku dileen wiil uu dhalay Mukhtaar Roobow

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal degaan ka tirsan Gobolka Bakool ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed iyo Maleeshiyaad ka...

Connect with us via Social Media

99FansLike
50FollowersFollow
62FollowersFollow
79,759FollowersFollow
3FollowersFollow
4,225FollowersFollow
279SubscribersSubscribe