Home Somali #Alexis, Ancelotti, Salah iyo Coquelin ayaa ah magacyadda ugu cadcad ee suuqa...

#Alexis, Ancelotti, Salah iyo Coquelin ayaa ah magacyadda ugu cadcad ee suuqa kala iibsiga Khamiista

Sacaadu Waa 21:15. yurubta Dhexe Dabcaan waa 23:15 Bariga Africa, Waxaan Maanta idin haynaa saxiibayaal hoos ayaan idinku soo gubineynaa. Berrito Allah Ayey uu taal, waxaan dhicii karta in suuqa uu is badaalo, wixii kusoo cusboonaada naga war sugaa,Dhinaca heshiisyadda iyo xanta  suuuqa kala iibsigaa ku saabsan …

Hoos waxaa ku qoran sheekooyinka waaweyn ee maalinta. Booqo berri!

Manchester United Oo Ku Dhow Inay La Soo Wareegto Alexis Sanchez. Markii ay u muuqatay inuu la saxiixanaayo heshis City, Red Devils ayaa isku dayeysa inay ku carqaladeysoo oo ay halkaas fursadooda kaga fa’ideysanaya in ay hantaa xidigaan.

Ancelotti ayaa noqon doona macalinka xiga ee Arsenal. Waxa uu heystaa qandaraas bilaabmi doona xilli ciyaareedka soo socda iyadoo  la siinayo aduun dhan 40 milyan euro oo afarta sanno ee soo socota.

– Valencia ayaa soo bandhigtay ciyaaryahankeeda cusub, Coquelin, oo ka yimid Arsenal. Waxa uu leeyahay qandaraas cusub oo lagu burburin karo 80 milyan euro.

Salah ayaa qirtay inuu aqristay wararka xanta ah ee ku saabsan saxiixiisa suurtagalka ah ee Real Madrid, laakiin wuxuu sheegay inuu mustaqbalkiisu ku sugan yahay Liverpool, halkaasoo uu haatan ku faraxsan yahay.

21:12. Salah iyo dacadnimadiisa: Waxaan markaste qalbiga ku hayaa oo aan ka fekerayaa waa Liverpool Inkastoo uu jiro warar la isla dhexmarayey maalmihii u dambeeyay, Salah ayaa xaqiijiyay mustaqbalkiisa Anfield: “Haa, waxaan maqlay warar badan oo sheegaya haddana marnaba i dhibin i dhibiin maqalkooda (…) aad ayay iila dhaqmeen Liverpool Xilligan, waxaan ka tirsanahay Liverpool waxaana ku faraxsanahay Anfield. ”

20:59. Ibra, oo ku wajahaan Turkey

Zlatan Ibrahimovic oo ka tagaya Manchester United ayaa u muuqda mid bixitaankisa ay soo dhawaneysoo maalinba maalinta ka dambeysaa. Weeraryahanka weyn ee reer Sweden, 36 jirkaan, ayaa raadineya inuu u baxo meel uun, waxaana jira wadahadal u dhexeeya kooxo ka soo jeeda Mareykanka iyo koox ka tirsaan dalka turkiyaga ee Beşiktaş JK, oo u muuqda inay diyaar u yihiin inay u soo safraan England si ay wadahadal ula galaan ciyaaryahanka.

20:47. Xiisaha Walace Souza.

Sida laga soo xigtay ‘Carrusel Deportivo’, Alaves ayaa xiiseyn lahaa inuu qaato xiddiga khadka dhexe ee Walace Souza, ciyaaryahanka reer Hamburg.

20:25. Reus kama tagi doono Dortmund

Ugu Dambeyntii, suuqa jiilaalkan. Borussia Dortmund ayaa albaabka u xirtay in xidigooda ka taago. Inter Milan ayaa ka mid ah kooxaha ugu cadcada ee xiisaha badan u qabey in ay heshis la saxiixdaan.