Iyadoo ay jiraan warar dheeri ah oo ku saabsan mustaqbalkiisa Stamford Bridge, tababaraha Blues ayaa sheegay inuusan qorsheyneynin inuu ka tago kooxda
Mustaqbalka Antonio Conte waxaa laga yaabaa inuu yahay mid ay dood badan ka tagan tahay, laakiin tababaraha Chelsea ayaa ku adkeysanaya inuusan ka caraabi doonin kooxda galab dheer.

Inkastoo uu Chelsea ku hogaamiyay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horeyey ee Stamford Bridge,

Conte ayaa marar badan su’aal laga keenay mustaqbalkiisa bilihii u dambeeyay, isagoo la hadal hayey in uu ka hayaamo kooxda ka hor inta uusan qandaraaskiisu dhacin June 2019.

Horaantii bishaan Conte ayaa u muuqday in uu muujinayey niyad jeb dhanka galgalka suuqa kala iibsiga, isaga oo sheegay in taariikhda aan marar dhif ah la siiyay ciyaartoydii aan weydiistay “iyo in uu mar walba ku soo laabto kooxihii ku jiray barnaamijka lacag bixinta.

Tababaraha Talyaaniga ayaa la waydiiyay Massimiliano Allegri iyo Luis Enrique inuu xiriir la sameyey maalintii jimcihii, wuxuuna ku jawaabay: “Wax walba waa macquul.”

Si kastaba ha ahaatee, Conte ayaa uu muqdey mid uu soo istaagey in uu caddeeyo inuu ku faraxsan yahay doorkiisa islamarkaana uu usheegay suxufiyiinta ineyna jiriin wax fursad ah oo uu kaga tagi karo Chelsea.

“Waxaan si buuxda uga faraxsanahay Chelsea,” ayuu yiri.

“Waxaan si buuxda u ballan qaadayaa in aan ku faraxsanahay joosteyda halkan, waan ku faraxsanahay waxa aan hadda sameynayo iyo wixii aan sameeyay waqtigii hore, laakiin waxaan ku faraxsanahay waxa aan haatan sameynayo ee horumarka dhanka kooxda ah.”

Markii Conte lagau siii adkeyeye su’aalah oo lagu celceliyey oo uu weydiiyay wariyuhu haddii ay jirto “xal kale oo uu banan oo uu ku bixi karo”, ayuu ku jawaabay: “Maya”

Wararkan ayaa soo ifbaxaay ka dib markii tababaraha uu soo bandhigay hadalo aan sax ahayn intii lagu jiray shirkiisa jaraa’id ee jimcihii, iyadoo Conte u diiday inuu ka jawaab in ay jirto ama ay dhicii kart in uu baxo xilli hore inta uu dhamman qandaraskiisa.