La Wadaag

Tababaraha Qaranka Talyaaniga Gian Peiro ventura ayaa iska casilay Shaqada Azzurri kadib markii xulkaasi a isaga hareen koobka aduunka ee 2018

Azzurri oo dhacdada koobka aduunka ku Guuleystay ayaa 4 Jeer ayaa ka soo muuqan doonin koobka aduunka ee 2018 oo Russi ka dhici doona sanadka soo aadan

Talyaaniga ayaa Lugtii Hore waxaa Qasaaro 1-0 kala soo kulmeen Qaranka Sweden xalay ayaa Azzuri loogu soo martiyay San Siro Laakiin Waxay Gool ka dhalin waayeen Qaranka Sweden

Sky Sports Italia ayaa lagu Qoray in ventura uu Go’aansaday in uu iska Casilo shaqada Qaranka Azzurri kadib 16 Bilood ka hor oo shaqadaasi uu ka Badalay Antonio Conte oo Chelsea Hogaamiyo

Qaranka Talyaaniga ayaa 60 Sano kadib ku Guul Dareystay in ay u soo Baxaan dhacdo koob aduun waxaana xusid mudan in Italy 2006 ay ahayd markii ugu Danbeysay ay ku Guuleystaan koobka aduunka

Leave a comment

La Wadaag
REPORTER

I am a Linux server pro admin and enthusiast, an upcoming web developer, junior php developer.
I am currently a content creator for Axadle, I love to play with Linux and all other distributions of it.
I loves working with computers and strongly believes in sharing knowledge. Follow me For more insight into what is happening in Horn of Africa.