Home Somali #Faarax Macalin oo ka digey Heshiiska ONLF Itoobiya, Kuna tilmaamay Hal bacad...

#Faarax Macalin oo ka digey Heshiiska ONLF Itoobiya, Kuna tilmaamay Hal bacad lagu lisaay

SHARE

Siyaasiga Soomaalida Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka dalkaasi Faarax Macalin ayaa ka digay heshiiska Itoobiya la galeyso jabhadda ONLF ee Soomaali Galbeed, kana socda magaalada Nairobi.

Faarax Macalin ayaa sheegay in heshiisay Itoobiya ka raadineyso ONLF xilligan uu yahay mid ay ku dooneyso inay dan gaara ku gaarto si culeyska uga heysta qowmiyadaha kale ay ugu jeesato, wuxuuna ka digay inuu mari doono halkii ay mareen heshiisyadii hore.

SHARE
REPORTER
I am a Linux server pro admin and enthusiast, an upcoming web developer, junior php developer. I am currently a content creator for Axadle, I love to play with Linux and all other distributions of it. I loves working with computers and strongly believes in sharing knowledge. Follow me For more insight into what is happening in Horn of Africa.