La Wadaag

Shamis Abuukar Ismaaciil (Guduudo Carwo);  ayaa saaka ku geeriyootay Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland,sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya.

Fanaanaddan ayaa ah Haweeneydii ugu horreysay ee Soomaali ah oo Af-Soomaali ku heesta Sanadkii 1950kii waxaana ay heesahaas ka bixi jireen Radio Hargeysa.

Warkan oo faah faahsan iyo taariikhda Fanaanada kala soco Axadletimes.com

Leave a comment