Home Somali #Manchester United ayaa laga yaabaa inay ku guuleysato Alexis Sánchez inta usaan...

#Manchester United ayaa laga yaabaa inay ku guuleysato Alexis Sánchez inta usaan aan ka dhaqaaqin Mkhitaryan

SHARE
Arsenal's Chilean striker Alexis Sanchez celebrates scoring the second goal during the English Premier League football match between Arsenal and Sunderland at the Emirates Stadium in London on May 16, 2017. / AFP PHOTO / Adrian DENNIS / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or 'live' services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. / (Photo credit should read ADRIAN DENNIS/AFP/Getty Images)

Weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez ayaa lagu soo waramayaa inuu ogolaaday heshiis afar sanadood iyo bar ah si uu ugu biiro kooxd ka dhisan garoonka Old Trafford, sidoo kalana uu ka mid noqdo xidigaha ugu mushaarka badan kooxda.

Weeraryahankaan reer Chile waxaa si ba’an loola xiriirinayaa Red Devils, waxeya arintaan sii xoogeysatay markii ay Citizens isaga baxeen arintiisa madama ay awoodi waayeen lacagaha waalida ah oo uu dalbaday xidigii hore Barcelona.

Shan bilood kadib Sanchez ayaa noqon kara xor, balse haatan wuxuu ku dhawaanayaa wadadii uu uga hoos ciyaari lahaa Jose Mourinho.

The Telegraph ayaa shaaca ka qaaday in 29-jirkaan uu saxiixay heshiis afar sanadood iyo bar ah, iyadoo isbuucii jeebka loogu shubi doono aduun dhan 270,000 kun oo Poumd.

Wargeyska wuxuu qiray in Henrikh Mkhitaryan isna dhinaca kale laga doonayo, balse lama oga waxa dhici doona.

SHARE
REPORTER
I am a Linux server pro admin and enthusiast, an upcoming web developer, junior php developer. I am currently a content creator for Axadle, I love to play with Linux and all other distributions of it. I loves working with computers and strongly believes in sharing knowledge. Follow me For more insight into what is happening in Horn of Africa.