Home Somali #ManCity ayaa ka baxday tartanka loogu jiro saxiixa Alexis Sanchez iyadoo ManUnited...

#ManCity ayaa ka baxday tartanka loogu jiro saxiixa Alexis Sanchez iyadoo ManUnited ay gacanta ku dhigtey

SHARE
Manchester City manager Pep Guardiola prior to the Premier League match at St James' Park, Newcastle. PRESS ASSOCIATION Photo. Picture date: Wednesday December 27, 2017. See PA story SOCCER Newcastle. Photo credit should read: Owen Humphreys/PA Wire. RESTRICTIONS: EDITORIAL USE ONLY No use with unauthorised audio, video, data, fixture lists, club/league logos or "live" services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications.

Manchester City ayaa ka baxday tartanka loogu jiro saxiixa Alexis Sanchez, iyadoo Manchester United ay si xor ah kula soo wareegtay saxiixa Chile.Kooxda Pep Guardiola ayaa muddo dheer ku dhoweyd inay heshiis la saxiixato Sanchez, isla markaana waxaay heshiis la gaartay xagaagii, lakiin Jose Mourinho ayaa soo afjaray heshiiskii uu kula soo wareegi lahaa marka uu furmo suuqa kala iibsiga.

Red Devils ayaa ku muqurisaay lacago badan oo xoog leh, lacag ay kaga soo ibsadaan Arsenal, mushaarka Sanchez iyo wakiilkiisa Fernando Felicevich oo ay qidmad siyeen.

Hadda waxaa la soo sheegayaa in Felicevich uu dib ugu soo laabtay City waxaana uu u sheegay in United ay diyaar u tahay inay bixiso lacag badan waa hadii ay wax ka badan ay diyaar la yihiin, hogaamiyeyaasha Premier League ayaa isla markiiba isaga tagay goobtii shirku ka socdey ee heshisku in uu ka dhaco aheyn waxayna isaga baxeen heshiskaiyaago ugu jawaabey diyaar lama nihii intaa.

Weerar yahanka Arsenal, hada ka tirsan ee Sanchez, ayaa waxaa suura gal in 48-ka saac ee soo aadan uu noqdo mid ka tirsan Manchester United, sida ay aaminsan yihiin dadka ka faalooda arrimaha cayaaraha.

Sanchez ayaa la rumeysan inuu ugu biiro Manchester United aduun lacageed dhan 35 Malyuun, islamarkaana waqti xaadirkaan wax walba oo heshiiskiisa ku saabsan ay wada dhaceen kaliya la sugayo in lagu dhawaaqo.

Dhanka kale Wararka ayaa waxay intaas ay ku darayaan in laacibkaan uu usheegay maamulkiisa in uusan dooneen inuu baaqi kusii ahaado Gunners-ka labada todobaad ee soo aadan, taasoo cadaadiska ku kordhineysa Arsenal.

Hadii uu Sanchez, kusoo biiro kooxda kubada cagta Red Devils, ayaa wuxuu kamid noqon doonaa ciyaaryahano dhowr ah, kuwaasoo kasoo tegay Arsenal, islamarkaana kusoo biirey Manchester United,

Mid kamid ah, xidigahaas ayaa waxaa kamid ah Robben Van Parsia, kaasoo Arsenal kasoo noqdey kabtan, laakiin kubadiisa horyaalka Premier League, kusoo gaba gabeeyay Manchester United, halkaas uu ugu dambeyn uu ka tegay.

Arsena Wenger macalinka Arsenal oo ka hadlayey Shabakada Sky Sport, wuxuu xaqiijiyey in Sanchez uu rabo bixitaan, islamarkaana xaaladiisu aan lagu go’aamin karin Hal maalmood ama wax ka badan.

SHARE
REPORTER
I am a Linux server pro admin and enthusiast, an upcoming web developer, junior php developer. I am currently a content creator for Axadle, I love to play with Linux and all other distributions of it. I loves working with computers and strongly believes in sharing knowledge. Follow me For more insight into what is happening in Horn of Africa.