Beesha Si Cad ayey Nogu Sheegen In Ay Diideen |

Tue07292014

Last update06:51:55 PM

Back Addunka World News Somalia Beesha Si Cad ayey Nogu Sheegen In Ay Diideen

Beesha Si Cad ayey Nogu Sheegen In Ay Diideen

Dunidda \ Somalia Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Si dadban aqalka Guurta soomaliland ugu sheegay in Beesha ciise go'aan adag ka qadatey Mowqifka Gobalka salal iyo lahaanshaheeda Arrintuna wali tagaan tahay oo lo bahan yahay in Xal laga gaaro.

Isku soo wada duubo Arrinka ayaa ku soo begmaysa xili ay Saladiinta ugu Aftahansana Magaladda Borama Ay qeyladdii ka dhammatey oo ay Meel Ay maciin bidaan ay waayeen iyagoo xag xagasho ugu Dhaqaqay Xukumadda Gobalka ka talisa.

Halkan Ka Daawo

Qore Mahad Borama

Beesha Si Cad ayey Nogu Sheegen In Ay Diideen
Related Posts:
Waxa kor u kacay qaadka Muqdisho ka soo gaara Kenya toddobaadyadii la soo dhaafay, tan iyo
Jabuuti ayaa 950 ciidamo askar dheeraad ah ku biirinaysa Hawlgalka Midawga Afrika ee Sooma
Maamul-goboleedka Somaliland ayaa Isniintii (14-kii July) Laas Caanood ku xiray saxafi Aad
Muwaadiniinta iyo falanqeeyayaasha Soomaaliyeed ayay la yaab ku noqotay markii la sheegay
Hoggaamiyaha fallaagada Koonfur Suudaan Riek Machar ayaa Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha
Sida joogtada ah ee ay xagjiriinta al-Shabaab isugu soo dhiibayaan xukuumadda Soomaaliya,