Somalia |

Fri08012014

Last update06:12:40 PM

Somalia

Madaxweyne Shariif oo Jabuuti kala qeyb galaya maalinta xorriyadda

Dunidda \ Somalia sharifkordiyaaradsharifkordiyaaradMadaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah mudane Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Jabuuti oo caawa u dabaal degaya 34guuradiii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda ka qaateen dalka Faransiiska. Read more...

Ra'iisul Wasaarahii hore ee Soomalaiya Maxmed C/laahi farmaajo oo maanta dalka ka doofay

Dunidda \ Somalia raisulwasarha_dhoofraisulwasarha_dhoofRa'iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi (farmaajo) ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho iyadoona xalay magaalada Muqdisho loogu sameeyey xaflad lagu sogootinayay. Read more...

Dalka Jabuuto oo ay ka socota qabanqaabada xuska maalinta xorriyadda

Dunidda \ Somalia calanka-jabuuticalanka-jabuutiQabanqaabada xuska maalinta xorriyadda Jamhuuriyadda Jabuuti oo ku asteysan Caawa oo taarikhdu ku beegantahay 27 Jun ayaa ka socota dhamaan Caasimadda iyo gobollada kale ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Read more...

Madaxweyne Shariif oo shahaado sharaf gudoonsiiyay Ra'iisul Wasaarihii hore Farmaajo

Dunidda \ Somalia 26ka_juun_726ka_juun_7Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay gudoonsiiyay Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo todobaadkii la soo dhaafay ka tanaasulay xilkaas, iyadoo shahaado sharaftaas lagu gudoonsiiyay Munaasabad lagu maamuusayay Read more...

Rag ku labisan tuutaha ciidamada Puntland oo lagu gawracay gobolka Bari

Dunidda \ Somalia qoorgoaanqoorgoaanMeydka laba nin oo xiran tuutaha ciidamada Puntland ayaa la soo sheegayaa in saaka lagu arkey inta u dhaxaysa tuulooyinka Yalho & Laag oo ku yaal duleedka magaalada Boosaaso. Read more...

Dood Cilmiyeed “Kaalinta Bulshada rayidka ay kuleeyihiin ka dhabeynta Maslaxadda Qaranka” oo Suudaan ka dhacday

ddcilmyed10ddcilmyed10Dood cilmiyeed cinwaankiisu ahaa Kaalinta Bulshada rayidka ay kuleeyihiin ka dhabeynta Maslaxadda Qaranka ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Khartuum ee Xarunta Wadanka Suudaan. Read more...

URURKA AL-SHABAAB AYAA XOOG LOOGALA WAREEGAY DEEGAANKA JACAR EE DAGMADA CEELBUUR

Dunidda \ Somalia   Read more...

deg-degdeg-degwaraka ka imaanaya deegaanka jacar ee dagmada ceelbuur ayaa sheegaya in maanta halkaa uu ka dhacay dagaal aad u qaraar una dhaxeeyay dadka deegaanka jacar iyo kuwa al-shabaab

Kolonyadii habeen ka hor lagu duqeeyay duleedka Kismaayo oo mid ka mid ah uu lahaa Ibraahim Afghan

Dunidda \ Somalia alshabab_baladxawoalshabab_baladxawoWarar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar ay qaadeen Labo ka mid ah diyaaradaha helicopters oo la rumeysan yahay inay leeyihiin Dowladaha reer Galbeedka, kuwaasoo duqeeyay Kolonyo ay saarnaayeen Ciidamo iyo saraakiil Shabaab ah Read more...

Diyaarado duqeeyn u geeystay xero Meleteri oo ay Shabaab ku leeyihiin Kismaayo

Dunidda \ Somalia alshababalshababDiyaarado joog hoose ku socday ayaa duqeeyey xero meleteri oo ay Al Shabaab ku leeyihiin meel 10 KM u jirta magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan weerarkaasi xaga cirka ah. Read more...

Maxay Madaxda Dowladda ka yiraahdeen Xafladii magacaabista Ra'iisul Wasaaraha cusub

Dunidda \ Somalia c-wali_gaas_8c-wali_gaas_8Iyadoo duhurnimadii maanta Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya lagaga dhawaaqay kadib xaflad ka dhacday Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo loo magacaabay Dr. C/wali Maxamed Cali (Dr. C/wali Gaaz) oo bartay Cilmiga dhaqaalaha, isla markaana heysta shahaadada PHD, waxaana uu bare macalin ka ahaa Jaamacad ku taal Mareykanka. Read more...

Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa goor dhow loo magacaabay Dr. C/wali Gaaz

Dunidda \ Somalia deg-degdeg-deg Read more...

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow xilka Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Dr. C/wali Maxamed Cali Gaaz oo ahaa Ra'iisul Wasaare Kuxigeenkii ahna wasiirkii qorsheynta, kadib maalmo uu Madaxweynaha waday la tashiyo

Ku dhawaad 70 saxafi oo lagu qasbay in ay ka baxsadaan dalalkooda sanadkii la soo dhaafay

Dunidda \ Somalia Freedom_PressFreedom_PressNew York:- Warbixin uu ka soo saaray magaalada New York guddiga caalamiga ilaalinta suxufiyiinta ayaa lagu sheegay in inkabadan 70 saxafi lagu qasbay in ay ka tahriibaan dalalkooda sanadii la soo dhaafay kuwaasi oo kala bar ay ka carareen dalalka Cuba iyo Iran oo lagu tiriyo in ay yihiin dalalka sida aadka ah u caburiya saxaafadda. Read more...

Boko Haram oo sheegay in ay xariir la leeyihiin Shabaab

Dunidda \ Somalia boko_haramboko_haramUrurka Boko Haram ee ka dagaalama dalka Nigeria ayaa sheegay in ay xariir dhow la leeyihiin xarakada AL Shabaab, iyagoo dhanka kale sheegay in dadkii ka dambeeyay qaraxyadii ka dhacay Abuja ay ku tababarteen gudaha Soomaaliya. Read more...

Dhaq dhaqaaqyo xoogan iyo kulamo aan loo kala kicin ayaa saacadihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho

Dunidda \ Somalia Laba-shariif1Laba-shariif1Dhaq dhaqaaqyo xoogan iyo kulamo aan loo kala kicin ayaa saacadihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho, kadib markii shalay lagu kala booday munaasabadii la filayay in loogu dhawaaqo Ra'iisul Wasaaraha cusub, iyadoo xaalada ay hada wajiyo cusub sii galeysay. Read more...

Magacaabistii C/wali Gaaz oo lagu kala booday, Shariif Xasan oo carooday, iyo Saxaafada oo la kala diray

Dunidda \ Somalia cabdiwelicabdiweliMagacaabistii la filayay in saacadaha dhow la shaaciyo ee ahaa Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa goor dhow lagu kala booday, kadib markii madashii la filayay in lagu dhawaaqo uu si lama filaan ah uga tagay Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan, Read more...

Ra'iisul Wasaarihii Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waa is casilay

Dunidda \ Somalia farmajo-is_casilid_4farmajo-is_casilid_4Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa, kadib kulamo saacado badan socday oo 24-kii saac ka soconayeen Madaxtooyada, kaasoo ahaa kuwo culeys lagu saarayay Ra'iisul Wasaaraha inuu isku casilo. Read more...

Kooxda Qeylodhaan oo soo saartay Hees cusub oo ay ugu magac dareen Soomaaliya Waa Iib

Dunidda \ Somalia qeylodhaanqeylodhaanKooxda Qeylodhaan oo ah Koox isu xilqaantay ka damqashada dhibta Soomaaliya oo had iyo jeer soo saarta, Heeso ay ku cabiraano, hadba xaalada dalka Soomaaliya sida ay tahay iyo dhibaatada shacabka heysata, ayaa markan soo saartay hees aad u qiiro leh oo ka timid kacdoonkii iyo isu soo baxii ay sameeyeen shacabka Soomaaliyed dal iyo dibad Read more...

Al Shabaab oo wiil dhalinyaro ah dhagax ku dilay

Dunidda \ Somalia dil_soomaaliahdil_soomaaliahShabaabka Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa galabta meel fagaaro ah xukun dil ah kula fuliyey wiil dhalinyaro ah oo ay ku eedeyeen in uu geeystay fal gufsi ah.
Qaaliga Maxkamada Al Shabaab ee xukunka ku riday wiilka dhalinyarada ah ayaa goobta ka hadlay Read more...

Dr Ayman Al-Zawahir oo loo mgacaabay Hogaanka Guud ee Uruweynaha Al-Qaacida

Dunidda \ Somalia Ayman-al-Zawahiri-640x480Ayman-al-Zawahiri-640x480Ayman Al-Zawahiri oo ayaa loo doortay Hogaamiyaha Guud ee Ururweynaha Al-Qaacida, kadib markii horaantii bishii May weerar ay fuliyeen Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Mareykanka ay ku dileen Hogaamiyihii hore Al-Qaacida Usama Bin Laden gudaha dalka Pakistan. Read more...

"Ra'iisul Wasaaraha heshiiskii Kampala ma aanu saxiixin, laakiin wuxuu balan qaaday inuu fulinayo"Amp. Mahiga

Dunidda \ Somalia mahiga1mahiga1Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amp. Agoustine Mahiga ayaa sheegay inuu Idaacadaha ka maqlay hadalkii Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ku diiday inuu isku casilo, sida ay dhigeysay Heshiiskii Kampala. Read more...

Dayax madoobaad xalay laga arkay Inta badan Qaaradaha Aduunka

Dunidda \ Somalia dayax_madobaddayax_madobadDayax madoobaad ayaa xalay la arkay qaar ka mid ah Qaaradaha Aduunka, sida Qaaradaha Yurub, Australia, Koofurta Ameerika, Bartamaha Aasiya iyo Qaarada Afrika.
Dayax madoobaadka ayaa markii uu bilowday qaar ka mid ah dalalka Islaamka waxay bilaabeen dukashada Salaad Sunno Alle bari ah. Read more...