Digniinta: gaari ha isku wadin Ilaa Hadda 4 qof Ayaa Ku dhintey |

Thu07312014

Last update06:12:40 PM

Back Addunka World News Somalia Digniinta: gaari ha isku wadin Ilaa Hadda 4 qof Ayaa Ku dhintey

Digniinta: gaari ha isku wadin Ilaa Hadda 4 qof Ayaa Ku dhintey

Dunidda \ Somalia Barafka dabeylaha xoogan wata ee ka da’aya dalka Sweden oo sababay shil badan, Barafka waa uu sii da'ii doonaa  Inkasto Jidadka Magaladda stockholm Ay Baabuur badan ku xayirmeen.

Waxaa hada ka jira gaadiidka dadweynaha magaalada Stockholm qalqal uu abuurey barafka badan ee ka da'aya magaalada.  Labada garoon ee diyaaradaha Arland iyo Bromma waxaa gabi ahaanba taagan dayuuridaha barafka dartiis

Sido kalee waxaa Albaabadda lo xiraay Iskuladda dhowr ah, ilaa 60 kon oo socdaalaya ah ayaa u bahan in ay ka dhoofaan kana soo dagaan Garoonka diyaaradaha ee Arland, Kumaankun Guryo ah ayaa korantadu ka maqaan tahay Macaamiisha korantado ka tagtey ayaa u badan kuwo ku nool bariga Svealand oo ilaa iyo hada koronto la'aan ah

Gadiidka iyo farsamo yaqaanada aan goobahaas u dirnay aad bay ugu adag tahay in ay garaan, hadey ahaan laheyd jidadka, dhulka iyo howdkaba. Laakiin waa dadaaleynaa inta awoodeena ah, ayey tiri Viktoria Raft oo saxaafada u qaabilsan Vattenfall, mar ay u warameysay TT

Dabeylahan Barafka wata ayaa waxaa la filayaa in uu sii socdo ilaa dhammaadka isbucaan sidaa waxda sadalinta hawadda ay sheegtey

Hay'ada hawada SMHI ayaa horey shalay uga soo saartey degniin ah heerka labaad galbeedka gobalka Svealand. Hay'ada ayaa fileysa in waxii saaka laga bilaabo uu gobalka ka da'i doono baraf kor dhaaafi doona 20 centimeter. Tasna keeni doonto dhibaato badan oo la soo gudboonaata gaadiidka dadweynaha hadey ahaan la heyd wadooyinka baabuurta, tareenada iyo weliba garoomada diyaaradaha.

Soo Turjume Ali Musa

 

Axadle International Monitoring-Sweden

Digniinta: gaari ha isku wadin Ilaa Hadda 4 qof Ayaa Ku dhintey
Related Posts:
Waxa kor u kacay qaadka Muqdisho ka soo gaara Kenya toddobaadyadii la soo dhaafay, tan iyo
Jabuuti ayaa 950 ciidamo askar dheeraad ah ku biirinaysa Hawlgalka Midawga Afrika ee Sooma
Maamul-goboleedka Somaliland ayaa Isniintii (14-kii July) Laas Caanood ku xiray saxafi Aad
Muwaadiniinta iyo falanqeeyayaasha Soomaaliyeed ayay la yaab ku noqotay markii la sheegay
Hoggaamiyaha fallaagada Koonfur Suudaan Riek Machar ayaa Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha
Sida joogtada ah ee ay xagjiriinta al-Shabaab isugu soo dhiibayaan xukuumadda Soomaaliya,