Haweenka saylac oo Maanta Afka Furtey |

Fri07252014

Last update06:06:15 PM

Back Addunka World News Somalia Haweenka saylac oo Maanta Afka Furtey

Haweenka saylac oo Maanta Afka Furtey

Dunidda \ Somalia Shir jaraa’id ay goor dhaw ku qabteen Magaalada Saylac  qaar ka mid ah haweenka degmada saylac ayay xukumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ugu direen baaq ah inuu wax ka qabto dhibka ka jira degamada

 Hadalkan Ayaa ku soo beegmayaa Xili la filaayo Mid ka mid ah xubna ugu cadcad dawladda

Dhinaca kale waxay digniin u direen Xildhibaanka raba inuu ku fadhiisto kursiga uu dhiigu ku daatay ee degmada saylac in uu iska dheerado.

Halkan Hoose ka ka Daawo

Haweenka saylac oo Maanta Afka Furtey
Related Posts:
Waxa kor u kacay qaadka Muqdisho ka soo gaara Kenya toddobaadyadii la soo dhaafay, tan iyo
Jabuuti ayaa 950 ciidamo askar dheeraad ah ku biirinaysa Hawlgalka Midawga Afrika ee Sooma
Maamul-goboleedka Somaliland ayaa Isniintii (14-kii July) Laas Caanood ku xiray saxafi Aad
Muwaadiniinta iyo falanqeeyayaasha Soomaaliyeed ayay la yaab ku noqotay markii la sheegay
Hoggaamiyaha fallaagada Koonfur Suudaan Riek Machar ayaa Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha
Sida joogtada ah ee ay xagjiriinta al-Shabaab isugu soo dhiibayaan xukuumadda Soomaaliya,