Ogaysiis Beesha Ciise Ee Ku Dhaqan Dalka Ingiirska |

Fri08012014

Last update06:12:40 PM

Back Addunka World News Somalia Ogaysiis Beesha Ciise Ee Ku Dhaqan Dalka Ingiirska

Ogaysiis Beesha Ciise Ee Ku Dhaqan Dalka Ingiirska

Ogaysiis dhamaan waxa la Ogaysiinayaa Bulshadda ka soo jeeda Gobalka Selel ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska in ay ka soo qayb galaan Shirweyne ay bulshadda Gobalkaasi ku yeelan doonaan Maalinta Sabtida ee ay bishu tahay  02/02/2013.
waxan uu ka dhacayaa Magaaladda London  ka soo qayb gal wanaagsan. 2/02/2013 Laguna Hall North Acton Road Park Royal London NW10 6PJ. Wixii faafahin intaas dheer kala xidhiidh tefanoonada hoos ku qoran
00447533936440
00447877254778

..........................................................................................................................................................................................................................................................................................................

The Issa -Somali Community leaders will be holding a press conference will be held in London at Laguna hall Nort Acton Road Park Royal NW10 6PJ  on  02 February 2013 at 19H00  .   
 
We requested  you  for all community to participate this important even, For more information please do not hesitate to contact the following person  

Contact Telephone Mr Osman  farah(doubad) 00447877254778
                              Mr Mahamoud  yousouf  Sougal   00447533936440
                              Mrs  ZAMZAM  HASSAN       00447932680705

Ogaysiis Beesha Ciise Ee Ku Dhaqan Dalka Ingiirska
Related Posts:
Waxa kor u kacay qaadka Muqdisho ka soo gaara Kenya toddobaadyadii la soo dhaafay, tan iyo
Jabuuti ayaa 950 ciidamo askar dheeraad ah ku biirinaysa Hawlgalka Midawga Afrika ee Sooma
Maamul-goboleedka Somaliland ayaa Isniintii (14-kii July) Laas Caanood ku xiray saxafi Aad
Muwaadiniinta iyo falanqeeyayaasha Soomaaliyeed ayay la yaab ku noqotay markii la sheegay
Hoggaamiyaha fallaagada Koonfur Suudaan Riek Machar ayaa Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha
Sida joogtada ah ee ay xagjiriinta al-Shabaab isugu soo dhiibayaan xukuumadda Soomaaliya,