Ururka al.shabab oo 2wiil oo dhalinyaro ah ku qawracay magalada kismay |

Tue09022014

Last update08:59:23 AM

Back Addunka World News Somalia Ururka al.shabab oo 2wiil oo dhalinyaro ah ku qawracay magalada kismay

Ururka al.shabab oo 2wiil oo dhalinyaro ah ku qawracay magalada kismay

Dunidda \ Somalia Waxaa saka magaalada kismayo duleedkeda lagu arkay 2wiil oo dhalin yaro ah kuwaas oo sida lasheegay ay qoorta kajaren ururka al.shabab sida webka axadle.com uu uxaqiijiyay abaha midkamid ah wiilasha ay al.shabab qawreceen oo lagu magacabo sadiiq maxamed cali

waxana uu sheegay in wiilkisa ciidamo al.shabab katirsan ay xalay gurigiisa kala bexen sakana ay kawar helen in maydkisa uu yalo deeganka birta dheer oo kuyala duleedka kismayo labada wiil ayaa lasheegay in ay garbo duub uxirnayen marki lagawracayay

iyadona idaacada afka al.shabab ku hadasha oo al.andulus layirahdo ay sheektay in ladilay niman hagayay duqaymihi dhawan lagu garaacay magalada kismayo ururka al.shabab ayaa meelaha ay ka arimiyan mudooyinki udanbeyay waxay ku dilayeen da.ad aad ufaro badan oo ay ku edaynayan in ay lashaqeeyan ciidamada&dawladaha huwanta ah ee al.shabab ku bacsanaya gobolada konfurta&bartamaha soomaali.

 

Axadle International Monitoring

Ururka al.shabab oo 2wiil oo dhalinyaro ah ku qawracay magalada kismay
Related Posts:
Wararka ka imanaya Djibouti ayaa sheegaya in maanta galabtii toogasho ka dhacday garoonka
Taniyo markii ay Wasaaradda Amniga Qaranku bilowday inay lacag abaal-marin ah ku siiso muw
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa Gaba ku xiray laba qof oo lagu tuhmay burcad-badeednimo k
Xasaradda ka taagan diiwaan-galinta cod-bixiyayaasha gobolka Somaliland ayaa sare u sii ka
Xukuumadda Kenya ayaa beesha caalamka ka dalbatay 8.8 bilyan oo shilin ($100 milyan) si di
Wakiilka Khaaska ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaalia Nicholas Kay ayaa Isniintii