Uruurka Isku Xirka Iyo hormarinta Aqoonta Dhalinyarada |

Sun08312014

Last update10:06:41 PM

Back Addunka World News Somalia Uruurka Isku Xirka Iyo hormarinta Aqoonta Dhalinyarada

Uruurka Isku Xirka Iyo hormarinta Aqoonta Dhalinyarada

Dunidda \ Somalia Waxaa Dhawaan la asasay Uruurka Isku Xirka iyo Horumarinta Dhalinyaradda Afka Qaladna lagu yirahdo (Ungdom Utbildning och Utveckling)  oo loga dhawaaqay Magaladda Flen ee Dalka Sweden.

(ungdoms utbildning och utveckling nätverk)(UNUUN)

(Youth Education and Development Network)

(Shabakada hormarinta Aqoonta Dhalinyarada) 

(Waxbartaa ayaa wax helaa)

Shabakada Hormarinta Aqoonta Dhalinyarada waa shabakad kutilaabsatay in ay kor uqaado waxbarashada  waxaa  la’aas aasay sanadii tagtay ee 18/05/2012 malintuna ay ahayd malinnimo jimco ah.  

Shabakadani ayaa laga hergeliyay dalka sweden gaar ahaan magalada Flen ee casimada wadanka ujirta ilaa iyo 111km. 

Waa shabakadii ugu horeysay ee laga furo dalka sweden. 

 waxa ay qabaneysaa sida uu sheegay Gadoomiyha shabadani Mohamed Ibrahim Nor (Biikole) sida soo hoos ku xusan:-

1) in ay waxbarashada dhalinyarada kor uqaadeyso

2) in aan siino ahmiyada kowaadana  waxbarashada aydoo aynu dhalinyarada uqaban doono waxyaabo kale oo dheeraad ah oo ay waliba ku farxaan.

3) in ay kahortagi doonto jahiliga, shabakadani waa mid iskeed isku taagtay mar uu gadoomiyaha uu sheega in ay meelo badan  kahergeliyay sida magaalooyin bada ee dalka sweden sida:- Flen, Göteborg, Norrköping, Eskilstuna iyo Fallköping ee dalka sweden. 

Shabakada marka ey sameysay ra’yi aruurin badan ayanu ogaatay in loo bahanyahay in aqoonta kor looqaada qaasatan aqoonta dhalinyaraada. Sidoo kale gadoomiyhaha oo hadalka sii wata ayaa waxa dhahay  waxaanu tiri tireynaa erayga ah soomaalida wax maqorta waxna ma’aqrisa. 

Gadoomiyaha daal iyo juhdi balaaran kadib waxaa uu yagleelay  in uu kahergeliyo goobo baan ee dalka gudihiisa uuna rajeeyna meelo badan wadanka dibadiisa 

Kulankaas waxaa kasoo qeebgalay dhalinyaro iyo walidiin 

(Hadaba sidee ugaragtaan aritaan aynu ku dhaqaaqnay managu raacsantahay mise) 

Fadlan wixii fahfaahin ah ama ra’yi aha noogu soo dir e-mail-kayaga ama naga soo wac telefonada kala ah.

ungdomutbildningochun(at)yahoo.se

ungdomutbildningochun(at)yahoo.se

twiter

unuun

@unuunone

Uruurka Isku Xirka Iyo hormarinta Aqoonta Dhalinyarada
Related Posts:
Wararka ka imanaya Djibouti ayaa sheegaya in maanta galabtii toogasho ka dhacday garoonka
Taniyo markii ay Wasaaradda Amniga Qaranku bilowday inay lacag abaal-marin ah ku siiso muw
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa Gaba ku xiray laba qof oo lagu tuhmay burcad-badeednimo k
Xasaradda ka taagan diiwaan-galinta cod-bixiyayaasha gobolka Somaliland ayaa sare u sii ka
Xukuumadda Kenya ayaa beesha caalamka ka dalbatay 8.8 bilyan oo shilin ($100 milyan) si di
Wakiilka Khaaska ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaalia Nicholas Kay ayaa Isniintii