Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab |

Fri08012014

Last update06:12:40 PM

Back Addunka World News Somalia Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab

Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab

Dunidda \ Somalia Xisbiga siyaasadda PND ee Jamhuriyada Djibouti ayaa u kala jabay 2 garab. Xubno ka tirsan xisbiga ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen guddoomiye Adan Rooble Cawaale oo in badan xilkaasi hayay, guddoomiyena u doorteen Cabdiraxmaan Maxamed Alaale.

Balse talaabadaasi waxaa ka horyimid Aadan Rooble wuxuuna ku adkaystay inuu isagu yahay guddoomiyaha sharciga ee xisbiga PND.
Laba wareysi oo weriyaha VOA Djibouti uu la yeeshay C/raxmaan iyo Aadan, qeybta hoose ka dhageyso

Xigaasho: VOA Somalia

Axadle International Monitoring- Somalia

Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab
Related Posts:
Waxa kor u kacay qaadka Muqdisho ka soo gaara Kenya toddobaadyadii la soo dhaafay, tan iyo
Jabuuti ayaa 950 ciidamo askar dheeraad ah ku biirinaysa Hawlgalka Midawga Afrika ee Sooma
Maamul-goboleedka Somaliland ayaa Isniintii (14-kii July) Laas Caanood ku xiray saxafi Aad
Muwaadiniinta iyo falanqeeyayaasha Soomaaliyeed ayay la yaab ku noqotay markii la sheegay
Hoggaamiyaha fallaagada Koonfur Suudaan Riek Machar ayaa Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha
Sida joogtada ah ee ay xagjiriinta al-Shabaab isugu soo dhiibayaan xukuumadda Soomaaliya,