26.8 C
Mogadishu, SO
Saturday, December 16, 2017

Sport

#Marco Asensio oo Janaayo ku wajahan England

Wararka ka imaanaya Magaalada Madrid ayaa sheegaya in kooxda Real Madrid ay aqbashay in ciyaariyahan Marco Asensio laga iibiyo kooxda Chelsea oo xidigan aad...

#Conte:Chelsea waa inay ku guuleysato suuqa kala iibsiga bisha Janaayo sii ay ugaari Karto...

Maamulaha Kooxda Chelsea Antonia Conte, ayaa ka dhawaajiyay Qorshaha ay Kooxdiisa Blues ku soo qaban karto Hogaamiyayaasha Horyaalka England ee Manchester City. Conte, ayaa sheegay...
Arsenal ayaa u dhaweyd saxiixa Thomas Lemar xagaagii

#Arsenal oo Janaayo lasoo wareegi doonta Thomas Lemar iyadoo Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez...

ARSENAL ayaa diyaarineysa dalab cusub oo ay ku dooneyso xiddiga diirada u saaran Thomas Lemar bisha Janaayo. Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa markale bilaawday...

#Zinedine Zidane:ciyaartooy Cusub Ayaan kooxda ku soo biiri doono bisha janaayo

Tababaraha kooxda kubada cagta ee Real Madrid Zinedini Zidane ayaa sheegay in uu ciyaartooy fara badan kooxdiisa ku soo biirin doono bisha janaayo. Kooxda Real...

#Ozil ayaa seegi doona kulankan Burnley

Arsenal ayaa waxaa ka maqnaan doona Mesut Ozil iyagoo doonaya inay u dhaqaaqaan afarta kooxood ee ugu sareysa oo ay dhibco ka soo qaataan...

#Benitez wuxuu ku baaqayaa midnimo sababtoo ah hoos u dhac ku yimid Newcastle

Afar jeer oo isku xigta oo ay la kulantay guldaro Horyaalka Ingiriska taani ayaa gambaleelka u garacdey Newcastle United, laakiin Rafael Benitez ayaa isku...

#Hordhaca:kulanka Xiisaha Badan Ee Valencia Vs Barcelona

Barcelona ayaa wajaheysa tijaabadooda ugu adag horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan, iyadoo Barca aay u safreysa kooxda kaalinta labaad fadhida ee Valencia. Wararka Labada Kooxood: Kooxda...

#Waa Kuma Musharaxa u tartamaya Xidigii ugu Fiicnaa Horyaalka Yurub isbuucan?

Xiriirka kubada cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa waxay soo bandhigeen 8 ciyaariyahan oo u sharaxan xidigii ugu fiicnaa kulamada 5-aad ee Champions league...

#Jamaahiirta Red Devills Ayaa ku farxaay Hadal ka soo yeeray Mesut Ozil

Ciyaariyahanka kooxda Arsenal iyo qaranka Germany Mesut Ozil ayaa sheegay in uu doonayo ku biirista Manchester united mar ay la soo xiriirineen maamulka kooxda...

#Arjen Robben ayaa si maldahan u sheegay in mustaqbalkiisa kubada cagta uu ku dhameyn...

Laacibka weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa shaaciyay xiliga uu ka fariisan doono Ciyaaraha Kubada Cagta. Robben ayaa sheegay in xagaagan marka...

Connect with us via Social Media

99FansLike
50FollowersFollow
62FollowersFollow
79,759FollowersFollow
3FollowersFollow
4,225FollowersFollow
279SubscribersSubscribe