La Wadaag
Arsenal's Chilean striker Alexis Sanchez celebrates scoring the second goal during the English Premier League football match between Arsenal and Sunderland at the Emirates Stadium in London on May 16, 2017. / AFP PHOTO / Adrian DENNIS / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or 'live' services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. / (Photo credit should read ADRIAN DENNIS/AFP/Getty Images)

Maamulaha Kooxda Arsenal Arsena Wenger, ayaa doonaya inuu la soo wareego Weeraryahanka Kooxda Crystal palace ee Wilfried Zaha si uu badal dhaba ugu Noqdo Wiilka Gadoodka ka ah Kooxdaasi ee Sanchez sida ay sheegayaan wararka laga helayo kooxda Gunners.

Kooxda ka dhisan Waqooyiga Magaalada London ee Arsenal, ayaa fahansan in marka la gaaro Bisha Janaayo uu kooxda isaga tagi doono Sanchez, maadaama Xiddigaan uu qandaraaska uu kula jiro Kooxdiisa uu dhacayo Sanadka Cusub ee 2018, waxayna Gunners haatan doonaysa inay sii raadsato Badalka Xiddigaan.

Wenger, ayaa ku raja weynaa Inuu keeno Garoonka Emarimtes Wiilka Raransiiska ka soo jeeda ee Thomas Lemar, balse gaba-gabadii Suuqa kala iibsiga ayuu ku fashilmay inuu dhamaystiro Heshiiskii uu ugu soo biiri lahaa Kooxda Gunners, wenger ayaana haatan u dhaqaaqaya soo xera galinta Wilfried Zaha.

Laacibkii hore ee Kooxda Manchester United Zaha, ayaa Xilli Ciyaareedkii kan ka horeeyay soo bandhigay Qaab Ciyaareed aad loo jeclaystay isagoona Kooxdiisa Xilli Ciyaaredkaas u dhaliyay 16-Gool.

Wararka qaar, ayaa soo bandhigaya in Arsenal ay Xiddigaan ku doonayso Qiima sare oo gaaraya ilaa iyo 35 Million, Gunners ayaana ku dadaali doonta sidii ay kuy heli lahayd Xiddigaan heerka Caalami ee ka soo jeeda Qaarada Africa gaar ahaan Dalka Ivory Cost.

Leave a comment

La Wadaag
REPORTER

I am a Linux server pro admin and enthusiast, an upcoming web developer, junior php developer.
I am currently a content creator for Axadle, I love to play with Linux and all other distributions of it.
I loves working with computers and strongly believes in sharing knowledge. Follow me For more insight into what is happening in Horn of Africa.