25.9 C
Mogadishu, SO
Monday, October 23, 2017

Somali

Guddiga qabanqaabada Caleemasaarka Waare oo shaaciyay Madaxda ka qeybgaleysa Xaflada

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa berri ka dhaceysa Xaflad lagu Caleemo Saarayo Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare. Amaanka Guud ee Magaalada Jowhar...

Waare oo maanta la caleema saarayo

Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe maanta oo Isniin ah 23-ka October waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo Munaasabadda Caleemo Saarka Madaxweynaha...

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo kulan xasaasi la qaatay dhigiisa Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo safar shaqo ku joogga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhigiisa dalkaasi, Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne waxa ay ka...

#Odinga:Oo Shaaciyay In Aanu Aqbali Doonin Natiijada Doorashada Ku Celiska Ah

Hogaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay inuusan aqoonsan doonin guusha Madaxweyne Uhuru Kenyatta doorashada ku celiska ah oo la qorsheeyay inay ka dhacdo...

Kala Wadanisan Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Iyo Aabihii Madaxweyne Sharmaarke (Akhriso taariikho ay isku...

Taariikhdu been ma sheegto, lagamana been sheego. Taariikhdu waa mid dhigan,dhambaaley uruurisaa dhacdiyo mid la dhowryaba. Ninkii timir abuura iyo ninkii tiin tallaalaba taariikhda...

#Sawirro:Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Kampala

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Waxaa garoonka Diyaaradaha ku soo dhoweeyay madax ka tirsan madaxtooyada Uganda,...

Doodii Aqalka Sare ee Khilaafka Dowlada dhaxe iyo Maamul Goboleedyada oo la isku mariwaayay...

Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay Muqdisho. Kulanka waxaa shir guddoominaayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi, waxaana...

Xildhibaan Fowsiya “Baarlamaankeenni Baa Loo Burburiyay oo Loo Xirayaa Dano Kale”

Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo wareysi dheer siiyay Idaacada iyo Tv-ga Goobjoog ayaa sheegtay in maamul goboleedyada dalka ka jira ku qaldan yihiin sida...

Dagaal xoogan oo ka socda Gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad ka soo kala...

Al shabaab oo weerar Khasaare sababay ka geystay Dalka Kenya

Ciidanka ammaanka Kenya ayaa sheegaya in ay ku daba jiraan xubno ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku qaaday gaari ay la socdeen dad shacab...

I'M SOCIAL

55FansLike
53FollowersFollow
4,160FollowersFollow
258SubscribersSubscribe

EVEN MORE NEWS FROM SOMALIA