Monday, November 20, 2017

Somali

Wararkii ugu dambeeyay Weerar dhimasho sababay oo Kooxo Hubeysan ay ka geysteen Magaalada Muqdisho

Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka Somaliya ayaa lagu weeraray Xaafadda Xamar Jadiid ee Degmada Wardhiigley, kadib markii dabley gaari wadatay ay rasaaseeyeen ciidankaasi. Ciidanka la...

Robert Mugabe oo sheegay in uu shir gudoomin doono kulanka golaha xisbiga Xili Shaqada...

Madaxwaynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa wacad ku maray in uu awoodda sii hayn doono dhowr todobaad ,iyada oo uu sii kordhayo cadaadiska lagu...

Ciidamada Dowlada oo duulaan ku ah Saldhiga Al shabaab ee Sablaale

Ciidanka Militariga Somaliya ayaa sheegay inay weerar ku yihiin Degmada Sablaale ee Gobolka Shabellaha hoose oo Shabaab ay gacanta ku hayaan, xilli muddooyinkii dambe...

#Man-City ayaa shaacisay heerka uu gaarsisan yahay dhaawac soo gaaray John Stones

Daafaca Qaranka England iyo kooxda Manchester City John Stones ayaa dhaawac wuxuu ka soo Gaaray kulankii shalay kooxdiisa ay Guul ka gaartay kooxda Leicester...

#Klopp oo raaligelin ka bixiyay in uu seego dhalashada cunugisa Moreno

Alberto Moreno ayaa seegay dhalashada wiilkiisa labaad si uu ugu ciyaaro Liverpool guushoodii ay ka gaareen Southampton, sidaasi waxaa yiri Jurgen Klopp. Jurgen Klopp ayaa...

#Waan arki doonaa waxaa dhaca mustaqbalka – Silva oo aan ka hadlin xanta ah...

Tababaraha Watford Marco Silva waan u qalana "guusha" in aan ka guleysano West Ham ka hor inta uusan iska dhago tirin inuu diido wararka...

#Seaman:Ozil, Wenger, iyo Sanchez oo aan la hubinin inay saameyn ku yeelanayaan Arsenal

Arsenal ayaa u baahan inay xaliso mustaqbalka Arsene Wenger, Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez haddii ay doonayaan inay boorka iska jafaan, sidaasi waxaa yiri...

#Arsene Wenger: Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil Kooxda way Jecelyihiin

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa Qiray in xidigaha Baxsadka ka ah Arsenal ee Ozil iyo Sanchez ay aad u Jecelyihiin kooxdooda Arsenal Ozil ayaa...

Wasaaradda Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Odayaasha Dhaqanka

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed....

#Kevin De Bruyne oo wax ka yirii Jawiga Guulaha ah ee haatan kooxdiisa ay...

Kubada sameeyaha kooxda kubada cagta ee Manchester City Kevin De Bruyne ayaa sheegay in ay kalsooni buuxda isku qabaan isla markaana aad uu ugu...

Connect with us via Social Media

74FansLike
0FollowersFollow
60FollowersFollow
3FollowersFollow
4,183FollowersFollow
269SubscribersSubscribe

EVEN MORE NEWS FROM SOMALIA