Monday, November 20, 2017

Somali

Xisbiga Zanu-PF oo go’aan ka gaaray Mustaqbalka Robert Mugabe

Xisbiga Talada dalka Zimbabwe haya ee Zanu-PF ayaa maanta kulan deg deg ah ku yeeshay magaalada Harare, waxa ayna kulankooda uga arinsanayeen Mustaqbalka Madaxweyne...

Puntland oo go’aan kasoo saartay in laga Tahriibo Deeganadeeda

Golaha Wakiilada Maamulka Puntland ayaa maanta Magaalada Garowe ku ansixiyay Xeerka la dagaalanka Daabulka iyo ka ganacsiga dadka tahrib doonka. Xeerkan oo horay loogu gudbiyey...

Madaxweyne Farmaajo oo goordhaw u ambabaxay Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaasi. Waxyaabaha ugu...

Meydad laga helay Duleedka Gaalkacyo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka Waqooyiga ee Magaalada laga helay Meydadka 2 Ruux. Meydadka labada qof ayaa la...

AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii ka socday Kismaayo

War Murtiyeed ayaa laga soo saaray shirweynihii ayaa looga hadlayay u diyaar garowga tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee dowlad gobolleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir...

Qaramada Midoobay oo Imaaraadka Carabta ku heysata hub ay siisay Maamul Goboleedyada Dalka

Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta in ay jabisay Cunaqabateynta Hubka ee Saaran  Soomaaliya. Warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in...

Wasaaradda Maaliyadda oo Canshuur kusoo rogtay Xildhibaanada Golaha Shacabka

Waxaa markii ugu horeysay Canshuur lagu soo rogay Gunnada ay qaataan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Warqad uu 9-kii bishan u qoray Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda...

Axmed Siilaanyo oo digniin u diray Xisbiyada ka qeyb galay Doorashada Somaliland

Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  Madaxweynaha maamulka Somaliland oo saxaafada la hadlay ayaa si dadban u qeeyxay Xisbiga ku guuleystay Doorashada Somaliland, waxaa uu si...

Hogaamiye ka tirsan Al shabaab oo la ogaaday in uu isku dhiibayo Dowlada Kenya

Ila dhinaca Sirdoonka Kenya ah ayey Dowladda Kenya ku sheegtay in Axmed Iman oo ah Kenyaan ku biiray Al-shabaab uu hadda doonayo in uu...

“Madaxda Dalka hadii aysan wax ka ogeyn dhiibistii Qalbi Dhagax Dalka laguma Aamino karo”...

C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Dowladii Xasan Sheekh, haatana kamid ah Xildhibaanada  Golaha shacabka baarlamanka Soomaliya ayaa ka hadlay go’aankii dowladda...

Connect with us via Social Media

74FansLike
0FollowersFollow
60FollowersFollow
3FollowersFollow
4,180FollowersFollow
269SubscribersSubscribe

EVEN MORE NEWS FROM SOMALIA