25.9 C
Mogadishu, SO
Monday, October 23, 2017

Sport

#Klopp: Waxaan joojin lahaa kubada Kane!

Jurgen Klopp ayaa bedelay Dejan Lovren saacad ka dib kulankii Tottenham, mana uusan ku faraxsaneyn qiimeyntiisa uu ku sameyey ciyaarta. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa...

#Jose Mourinho: Manchester United way u Qalantay Guuldaradii Huddersfield Town

Jose Mourinho ayaa ka hadlay sida uu uga xun yahay guuldaradii Manchester United ee ka soo gaartay Tuulaadda Huddersfield Sabtidii.Hogaamiyaha kooxda kubada cagta ee...

#Herrera oo su’aal ka keenay xiisaha Manchester United

Huddersfield Town ayaa guul daradii ugu horaysay ee horyaalka xiliciyaareed kaan dhabarka u saarisay Man United oo marti u ahayd, waxayna ku garaacday 2-1. Ander...

#Kooxda Bosz ayaa guuldarro soo gaartay

Borussia Dortmund Borussia Dortmund ayaa hogaanka u heysay hogaanka horyaalka Bundesliga ka dib markii ay barbaro 2-2 ah la galeen Eintracht Frankfurt. Borussia Dortmund ayaa...

#AC Milan ayaa iibin doonta ‘ciyaartoy Qaali ku ah’ hadii ay seegaan Champions League

Tartanka Champions League wuxuu muhiim u yahay AC Milan iyo mustaqbalka qaar ka mid ah ciyaartoyda ugu sareysa "sidaasi waxaa yiri Marco Fassone. Maareeyaha Guud...

#Xidiga Chelsea Batshuayi ayaa ku adkeystay in uu soo gabagabeynayo ‘waqtiga adag’ kulanka Watford

Antonio Conte ayaa si nasiib ah u neefsaday ka dib markii Chelsea ay ka soo kabsatay kadib marki ay ku garacdey 4-2 kooxda Watford. Cesar...

#Neymar Jr Oo Lagu Soo Eedeeyay Inuu Lunsaday Canshuurta Dalkiisa Brazil

Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lakulamay Ganaax lacageed kadib markii uu ka baaqsaday in uu Xaadiro fadhigii 3 aad Maxkamad kutaala...

#Dalka: Tartanka Jeneraal Daa,uud oo Galabta oo Jimca aheyd lagu Balansanaa ayaa dib uu...

Waxaa markale lagu soo waramayaa in dib loo dhigay Fiinaalaha Tartanka Jeneraal Daa,uud oo Galabta oo Jimca ahayd lagu Balansanaa in lagu Ciyaaro Garoonka...

#Valverde Oo Damacsan Inuu La Soo Wareego Labo Xiddig Oo Muhiim Ka Ah

Tababaraha Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa wuxuu indhaha uu la raacayaa laba wiil ee udheesha Manchester United ee kala ah Ander Herrera iyo Juan...

#Dalka: Waa sidee xalka Macaalin Gaadaamoow ee Kooxda Heegan

Wararka laga helayo Kooxda Kubada Cagta ee Heegan, ayaa ku soo waramaya in Maamulihii Kooxdaas uu gabi ahaan isaga tagay Shaqadii uu ka hayay...

Follow us on our Social Media Channels

55FansLike
53FollowersFollow
4,160FollowersFollow
258SubscribersSubscribe

LATEST EDITOR PICKS