Monday, November 20, 2017

Sport

#Dortmund: “Aubameyang ayaa laga saaray ciyaartoyda kulanka Maanta sababo edbin ah.”

Ciyaariyahanka kooxda Borussia Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang ayaa sababo la xiriira anshax xumo looga Saaray kooxda Borussia Dortmund. Aubameyang ayaa sanadkan kooxdiisa u dhaliyay 10 Gool...

#Xiriirka kubada cagta Talyaaniga ayaa Carlo Ancelotti kala hadlay Shaqada Macalinimo ee Azzurri

Xiriirka kubada cagta dalka Talyaaniga ayaa xiriir la sameeyay Tababare Carlo Ancelotti waxaana loo soo Bandhigay shaqada Qaranka Azzurri oo dhawaan koobka aduunka 2018...

#Alberto Moreno Ayaa Ugu Baaqay in uu sii Joogo Kooxda Liverpool Philippe Coutinho

Daafaca kooxda kubada cagta ee Liverpool Alberto Moreno ayaa laacibka Brazil iyo Liverpool Philippe Coutinho ugu Baaqay in uu sii Joogo Kooxda Liverpool. Wiilka Reer...

#Ronaldo:Waxaan doonayaa todobo Ballons d’Or iyo todoba carruur ah!

Halyeeyga reer Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa aaminsan  Ahmiyadda kubada cagta iyo noloshiisa gaar ah ee qoyskiisa ay tahay mid sii xogeysaneysa xiliba xiligu...

#Zlatan ayaa shaaca ka qaaday sababta uu uqaadan doono lambarka 10aad isagoo ku laabanaya...

Zlatan Ibrahimovic ayaa aaminsan inuu qadashada lambarka 10 iney ka caawin doono inuu noqdo "xiddiga sidii hore ka duwaan" marka uu ku laabto Manchester...

#Dani Alves:Ayaa Sheegay In Gabriel Uu Yahay Ronaldo Cusub ee Brazil

Daafaca Qaranka Brazil Dani Alves ayaa sheegay in wax cadaadis uusan saarneyn Gabriel Jesus kadib markii uu xidigaasi ku sheegay Ronaldo cusub. Tan iyo markii...

#Dhabar Jabkii Koobka aduunka iyo Is Casilaadii tabaraha qaranka Azzurri

Tababaraha Qaranka Talyaaniga Gian Peiro ventura ayaa iska casilay Shaqada Azzurri kadib markii xulkaasi a isaga hareen koobka aduunka ee 2018 Azzurri oo dhacdada koobka...

#Mourinho: Waxaan Diyaar la nahay Qime kaste oo uu sheegto in aan bixino Saul...

Manchester United ayaa weeyn doonto Michael Carrick dhamaadka xilli ciyaareedkan, halka Ander Herrera uu weli qandaraas cusub u saxiixin. Jose Mourinho ayaa doonayo inuu ka...
video

#Talyaaniga ayaa seegaya Koobka Aduunka markii ugu horeysay tan iyo 1958-kii Xili Dalka Iswiidhan...

Italy ayaa ku guuldareysatay inay u soo baxo Koobka Adduunka markii ugu horeysay tan iyo 1958, iyadoo Sweden ay xaqiijisatay booskeeda Russia ka dib...

#Mourinho oo si Kadis ah loogu Arkay Kulankii dhex Marey Sweden & Italy...

Hogaamiyaha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa Xaadiray kulan ay wada Ciyaarayeen dalalka Sweden iyo Italy waxaana Jose uu halkaasi u tagay si uu...

Connect with us via Social Media

74FansLike
0FollowersFollow
60FollowersFollow
3FollowersFollow
4,183FollowersFollow
269SubscribersSubscribe