Monday, November 20, 2017

Sport

#Patrice Evra ayaa wacad ku maray inuu dib ugu soo laaban doono garoomada ka...

Wakiilka Ciyaariyahanka Qaranka France Patrice Evra ayaa sheegay in ay jiraan kooxo fara badan oo doonaya in xidigaasi ay la saxiixdaan kadib markii laga...

#Arsenal Oo Doonaysa Wilfried Zaha Si Ay Badal Uga Dhigto Alexis Sanchez

Maamulaha Kooxda Arsenal Arsena Wenger, ayaa doonaya inuu la soo wareego Weeraryahanka Kooxda Crystal palace ee Wilfried Zaha si uu badal dhaba ugu Noqdo...

#Real Madrid: Kooxdii dooneysa waay nala soo xariiri karta waa iib Gareth Bale

Real Madrid ayaa sheegtay in uu iib yahay laacibka dalka Wales ee Gareth Bale, kaa oo ay ku raad joogeen Kooxaha ugu waa weyn...

#Chelsea:Janaayo Diyaar Ayaan uu nahay in aan La Soo Wareegto Mauro Icardi

Chelsea ayaa eeganeysa inay Janaayo u dhaqaaqdo kabtanka Inter Milan Mauro Icardi. Xiddiga kooxda reer Talyaani ayaa dhawaan saddexley uga shubay dariskooda AC Milan wuxuuna...

#Bechler: Xaladda Neymar ee PSG ma ahan mida uu filayay isagoo durba bilaabay...

Nolosha Neymar uu ku heysto Neymar Paris ma ahan mida uu filayay isagoo durba bilaabay in uu ku Shalaayo u dhaqaaqista France waxaa sidaasi...

#Lampard Ayaa sheegay in Riyo ay Tahay Ku Laabashada Staform Bridge

Halyeyga Kooxda Chelsea Frank lampard ayaa sheegay in Riyo ay Tahay isagoo Markale dib ugu soo Laabta Garoonka Staform Bridge oo Chelsea ay ku...

#Mourinho: Waxaan Heshiis kordhin u sameyn Doona 4 Kamid ah Xidigaha Manchester

Wararka ka imaanaya Magaalada Manchester ayaa sheegaya in kooxda Manchester united ay doonayaan in 4 Kamid ah Ciyaartooyda kooxdaasi ay Qandaraaska u kordhiyaan. Daley Blind,...

#Senegal ayaa u soo baxday Koobka Aduunka ee 2018 Iyaago ka maqnaana mudo 15...

Xulka qaranka Senegal ayaa xalay u soo Baxay koobka aduunka ee 2018 kadib markii ay ka adkaadeen Qaranka Koonfur Afrika. Senegal ayaa xalay 2-0 waxay...

#Shirkada Adidas oo soo Bandhigtay Kubada Lagu Ciyaari doono Koobka aduunka ee 2018

Shirkada ku Caan Baxday Sameynta Qalabyada Sportiga ee ADIDAS ayaa Maanta Shaacisay Kubada Lagu Ciyaari doono Koobka Aduunka ee 2018 oo Russia ka Dhici...

#Simon Mignolet: Liverpool Hogaanka way kula Xisaabtami doontaa Manchester City

Goolhayaha Qaranka Belgium iyo Kooxda Liverpool Simon Mignolet ayaa sheegay in Raacdada Horyaalka ay Furantay Kooxdiisa ay soo Qaban Karto Manchester City. Liverpool ayaa leh...

Connect with us via Social Media

74FansLike
0FollowersFollow
60FollowersFollow
3FollowersFollow
4,180FollowersFollow
269SubscribersSubscribe