Tuesday, November 21, 2017

WORLD SPORTS

#Waan arki doonaa waxaa dhaca mustaqbalka – Silva oo aan ka hadlin xanta ah...

Tababaraha Watford Marco Silva waan u qalana "guusha" in aan ka guleysano West Ham ka hor inta uusan iska dhago tirin inuu diido wararka...

#Seaman:Ozil, Wenger, iyo Sanchez oo aan la hubinin inay saameyn ku yeelanayaan Arsenal

Arsenal ayaa u baahan inay xaliso mustaqbalka Arsene Wenger, Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez haddii ay doonayaan inay boorka iska jafaan, sidaasi waxaa yiri...

#Arsene Wenger: Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil Kooxda way Jecelyihiin

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa Qiray in xidigaha Baxsadka ka ah Arsenal ee Ozil iyo Sanchez ay aad u Jecelyihiin kooxdooda Arsenal Ozil ayaa...

#Kevin De Bruyne oo wax ka yirii Jawiga Guulaha ah ee haatan kooxdiisa ay...

Kubada sameeyaha kooxda kubada cagta ee Manchester City Kevin De Bruyne ayaa sheegay in ay kalsooni buuxda isku qabaan isla markaana aad uu ugu...

#Jose Mourinho oo Amaan ugu Qubeeyay Ciyaariyahan Paul Pogba

Tababaraha kooxda kubada cagta ee Manchester United jose Mourinh ayaa amaan kala dul dhacay Ciyaariyahan Paul Pogba oo dhawaan Garoomada dib ugu soo Laabtay Pogba...

#Toos u daawo ManUnited vs Newcastle iyo Atletico Vs Real Madrid

Mid kamid kulamada ugu xiisaha badan ee horyaalka Laliga-ha ayaa caawa la ciyaari doona, waxaa fooda isgalin doono macalin Diego Semeone iyo Zidane oo...

#Hernandez oo Beeniyay Warar Saameyn ku Yeeshay Mustaqbalkiisa Westham

Weeraryahankii hore ee Kooxda Manchester United Javier Hernandez ayaa Beeniyay in uu ka Tagayo kooxdiisa Westham United kadib Markii kooxdaasi laga Eryay Slaven Bilic. Warar...

#Horadhaca: Kulanka Xiisaha Leh Ee Leicester City Vs Manchester City

Kooxda Uu Hogaamiyo Macallinka reer Spain ee Pep Guardiola, ayaa waxa ay u baqooli doonaan Garoonka ay Ku Ciyaarto Kooxda lagu Naaneeso Dawacada ee...

#United-ka Oo Lacago Qaali Ah U Diyaarisay Soo Xera Galinta Gareth Bale

Manchester United ayaa sameyn doonta isku daygii 3aad ee ay kula soo saxiixaneyso Gareth Bale – iyadoo Real Madrid ay dhowaan sheegtay in laacibku...

#Toos U Daawo:Kulanka ciyaarta Arsenal vs Tottenham

Mid kamida Kulamada Ugu Xiisaha badan, ayaa hadda socda Ciyaarta oo ay wali hogaanka uu hayso arsenal halkan ka daalaco HALKAN KA DAAWO AMA BOQO...

Connect with us via Social Media

75FansLike
61FollowersFollow
3FollowersFollow
4,184FollowersFollow
271SubscribersSubscribe