Monthly Archives

September 2020

Real Madrid Oo Guul Ay Ku Rafaaday Ka Gaartay Valladolid,

Real Madrid ayaa guul ay u rafaaday ka gaartay kooxda Real Valladolid oo marti ugu aheyd garoonkooda ku meel gaar ah ee Di Stefano Stadium, iyagoo ku garaacay 1-0 kulan ka tirsan horyaalka La Liga.Bedel uu sameyay tababare Zidane bartamihii qeybta labaad ee ciyaarta ayay Real Madrid ku badisay iyadoo Vinicius Jr oo kursiga keydka ka soo kacay uu dhaliyay goolka kaliya ee ay Los Blancos ku badisay halka goolhaye Courtois uu badbaadino fantastik ah sameeyay.Natiijadaan ayaa ka dhigan in Real Madrid ay leedahay todoba dhibcood…

The French High Court approves the transfer of the suspected genocide in Rwanda Felicien Kabuga

In tonight's edition: A French court rules that the Rwandan man accused of bankrolling the country's genocide can be transferred to a UN tribunal to be prosecuted. Felix Kabuga was arrested near Paris earlier this year after 25 on the run. Cameroon is accused of becoming more and more oppressive after hundreds of opposition protesters remain in jail after their arrest at anti-government demonstrations…

Bayern Munich Kulan La Isku Rafaaday KU Garaacday Borussia

Joshua Kimmich ayaa dhaliyay goolka guusha xilli danbe iyadoo Bayern Munich ay ku guuleysatay koobkeediis shanaad ee sannadkan 2020 ka dib markii ay seefta mariyeen Borussia Dortmund oo ay ku garaaceen 3-2 finalka German Super Cup oo ka dhacay garoonka Allianz Arena.Bayern Munich ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta markii ay kubad rogaalcelis ah qaadeen iyadoo Robert Lewandowski uu kubada u dhigay Corentin Tolisso oo shabaqa ku hubsaday daqiiqadii 18aad.Alphonso Davies oo ka ciyaaray garabka bidix ayaa qeyb ka qaatay goolka…

Man United Oo Guul Raaxo Leh Ka Gaartay Brighton Una

Manchester United ayaa u soo gudubtay wareega sideed dhamaadka Carabao Cup ka dib markii ay 3-0 ku xaaqeen kooxda Brighton oo marti loogu ahaa garoonka Amex Stadium.Red Devils ayaa si sahlan ku dhaaftay koox ay dirqi uga badiyeen afar maalmood ka hor. Iyadoo McTominay uu hogaanka u dhiibay qeybtii hore ee ciyaarta, waxaa u labeeyay Juan Mata oo u dabaaldegay goolkiisii 50aad ee Man United halka Paul Pogba uu dilay ciyaarta isagoo dhaliyay goolka seddexaad.Labada tababare ayaa isbedelo badan ku sameeyay shaxdoodii kulankii…

Jamaahiirta Man United Oo Ka Carooday In Ole Gunnar

Ole Gunnar Solskjaer ayaa weerar xun kala kulmay taageerayaasha Man United ee isticmaala baraha bulshada ka dib markii uu ku qasbay gabar yar inay u heyso dallada xilli uu roob xoogan da’ayay.Tababaraha Manchester United ayaa kooxdiisa u diyaarinayay kulanka Carabao Cup ee Brighton markii uu roobka bilowday.Laakiin bedelkii uu isagu dallada heysan lahaa si uusan u qoyin, waxa uu Solskjaer ka adeejiyay gabar yar oo iyaduba qoyday inay dalada u qabato.Ku guuleystihii hore ee barnaamijka X-factor, Steve Brookstein ayaa bilaabay…

Man City Oo Wadada Guusha Ku Soo Laabatay Ka Dib Guul Weyn

Kooxda Manchester City ayaa wadada guusha ku soo laabatay iyagoo iska ilaaway guuldaradii 5-2 ee ka soo gaartay Leicester City kulankoodii ugu danbeeyay ee Premier League.City ayaa caawa seddex gool oo bilaa jawaab ah ku aamusisay kooxda Burnley oo ay wada ciyaareen wareega 16ka ee koobka ay difaacaneyso ee Carabao Cup.Xiddiga Ingariiska Raheem Sterling ayaa labo gool dhaliyay halka saxiixa cusub ee Ferran Torres uu furtay akoonkiisa goolasha ee Manchester City.Raheem Sterling ayaa 33 gool u dhaliyay Manchester City tan iyo…

Jamaahiirta Chelsea Oo Eden Hazard Ugu Baaqay In Uu Ka Soo

Kadib markii ay kooxda Real Madrid si rasmi a ugu dhawaaqday in Eden Hazard uu dhaawac cusubi soo gaadhay isla markaana uu muddo ilaa bil ah garoomada ka maqnaan doono ayay jamaahiirta Chelsea bilaabeen in ay Hazard ugu baaqaan in uu kooxdiisii hore ku soo laabto.Eden Hazard ayaa qaab xun kaga baxay kooxdii uu xidiga heerka caalami ah ku noqday ee Chelsea laakiin ilaa hadda waxa uu la kulmayaa murugo badan oo haddaba heer xun sii gaadhaysa.War rasmi ah oo ay Real madrid ka soo saartay dhaawaca Hazard ayaa lagu yidhi: “Kadib…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid vs Valladolid – Xiddig La

Real Madrid ayaa caawa soo dhaweyneysa kooxda Real Valladolid kulankooda labaad ee horyaalka ay difaacanayaan ee La Liga, iyadoo tababare Zinedine Zidane uu isbedelo ku sameeyay shaxdiisa.Waxaas si lama filaan ah loogu soo bilaabay kulanka caawa xiddiga la ilaaway ee Luka Jovic kaasoo ka garab ciyaaraya Karim Benzema iyadoo tababare Zidane uu ku soo shirtagay shax ciyaareedka 4-4-2.Casemiro iyo Luka Modric ayaa khadka dhexe ka ciyaaraya halka Isco iyo Valverde ay garbaha saaran yihiin.Dhanka daafaca dhexe Raphael Varane ayaa…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Brighton vs Man United – Solskjaer Oo

Afar maalmood ka dib markii ay Brighton iyo Manchester United ku kulmeen Premier League, waxay caawa isku arkayaan wareega 16ka ee koobka Carabao Cup.Kulankii Premier League ee dhexmaray labada kooxood wuxuu ahaa mid taariikhi ah iyadoo Man United ay dirqi ku badisay, miyaa la filan karaa kulan kale oo sidaas u xiiso badan caawa?Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa toban bedel ku sameeyay shaxdiisa xilli uu wajahayo kulan adag oo ay la ciyaarayaan kooxdii halista gelisay afar maalmood ka hor ee Brighton.Goolka waxaa lagu soo…

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ee Caawa Oo Arbaco

Xanta suuqa kala iibsiga xagaaga ma ahan mid joogsato 24ka saacadood iyadoo warar cusub ay had iyo jeer ka soo kordhaan madaama ay kooxaha suuqa ugu jiraan xiddigo ay ku sii adkeeyaan kooxahooda.Hadaba waxaan caawa idiin soo uruurinay wararkii ugu danbeeyay ee ay warbaahinta Yurub ka qortay suuqa kala iibsiga xagaaga iyo heshiisyadii la dhameystiray saacadihii ugu danbeeyay.RASMI: Kooxda Faransiiska ee Lyon ayaa si rasmi ah u la wareegtay xiddiga khadka dhexe ee reer Brazil iyo kooxda AC Milan Lucas Paquetá, iyadoo lagu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More