Somali Leader Sends Sympathies to Kenyan President Following Military Chief’s Passing

President Mohamud expressed his heartfelt condolences to the families of General Francis Ogolla and other soldiers who perished in a tragic accident in the western region. He reaffirmed Somalia's unwavering support for the people of Kenya during this challenging period. The helicopter went down shortly after take-off on Thursday afternoon, resulting in the tragic deaths of Ogolla and nine military personnel, as announced by President William Ruto in a televised speech. Fortunately, two individuals survived the crash. In…

Roobabka Guga oo si rasmi ah uga curtay gobolka Hiiraan

 Jimco, April, 19, 2024 (AX) - Roobabka Guga ayaa si rasmi ah curtay inta badan degmooyinka gobolka Hiiraan oo mudooyinkii dambe ay ka jireen kuleel aad u daran oo aan noociisa waayahii dambe la arag.Magaaloiyinka Baledweyne, Buula burte, Jalalaqsi, Halgan, Maxaas iyo Moqokori ayaa dhamaantood waxaa saacadahii lasoo dhaafay ka da'ay roobab aad u wanaagsan oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyadaba.Magaalooyinka gobolka Hiiraan oo ay ugu horeyso Baledweyne ayaa tan iyo bishii Ramadaan waxaa ka jiray kuleyl aad u daran oo ay…

Turkey and Somalia to commence drilling for offshore oil in 2025 after striking energy agreement.

Expanding on the recent agreement regarding offshore oil and natural gas, Türkiye and Somalia are now set to develop Somalia's rich oil resources. The deal encompasses oil exploration, exploitation, development, and production on both land and sea blocks in Somalia. Minister Bayraktar laid out a specific timeline, noting, "We will start seismic activities next year and aim to conduct deep-sea drilling by 2025." This highlights the growing relationship between the two countries, evident in a defense treaty and increased…

Hogaamiye Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga ee Caasimadda

 Arbaco, April, 17, 2024 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay shirka amniga gobolka Banaadir.Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Xamse Cabdi Barre, Wasiirada kala ah Amniga iyo Gaashaandhiga, Taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.Shirkaan ayaa ahaa mid diiradda lagu saaray  dardar galinta tallaaabooyinka…

Somaliland progresses with new port development in Lughaya while engaging in talks with Ethiopia regarding agreements

From an overhead perspective, Lughaya Beach shines brightly against the calm blue waters of the Gulf of Aden, preparing to host a new port as part of the recent agreement between Ethiopia and Somaliland. In the Awdal region, Somaliland is pushing forward with plans to construct a modern port in the historic city of Lughaya, as discussions about strategic partnerships with Ethiopia continue. $1 million has been set aside by the government for the project, along with anticipated contributions from local business figures and…

Somalia’s federal forces eliminate 30 militants and Al-Shabaab leaders in Jubba operation

A mission was carried out in various spots near the Jubba River, including Jiimay, Bangeeni, and Bandar Jadid in the Jamame district of the Lower Jubba area.As per an announcement from the government, more than 30 Al-Shabaab members, including important figures and fighters, were killed during the operation."The Kharijites faced heavy losses, with over 30 leaders and combatants eliminated. Additionally, we have taken in a number of injured individuals," as stated in the government release.The leaders in charge of the mission…

Somalia’s newly appointed ambassador to Turkey seeks to enhance mutual security and commerce relations.

Before leaving, Ambassador Ospite discussed strengthening ties with his Turkish counterpart in Mogadishu, Ambassador Alper Aktas. Their talks centered on boosting security and trade relations. "We talked about improving our ties, focusing on security and trade," Ambassador Ospite remarked.Appointment of Ambassador Ospite is part of Somalia's broader diplomatic push, with ten new ambassadors being deployed worldwide this year.Enhancing Defence Relations Amid Rising Regional TensionsThis diplomatic exchange coincides with a…

Somalia urges quick resolution of tribal conflicts in South West

Aliyow passionately urged the communities to prioritize peace, highlighting the interconnectedness of their fates. He stressed that coexistence was not a mere whim but a divine decree. He implored them to end the strife, revere God, and embrace harmony. The astute in their midst should champion peace and discourage conflict. Aliyow further expressed his ministry's willingness to work with the Minister of Transport to help resolve the escalating disputes. The relentless tribal battles have not only disrupted the regions but…

Galmudug oo sheegtay in kooxda Al-shabaab gabaabsi ku tahay deegaanadeeda

 Arbaco, April, 17, 2024 (AX) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta maamulka Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay haatan gabaabsi ku yihiin deegaanada dowlad goboleedka Galmudug.Wasiir Shiiqoow ayaa sheegay in maamulka Galmudug uu juhdi badan ku bixiyay sidii deegaanada maamulka looga xureyn lahaa maleeshiyaadka Al-shabaab ee mudo ka badan 10 sano dhibaatada ku haayay shacabka ku nool Galmudug."Kooxda Khawaariijta hada waa laga saaray inta badan deegaanada dowlada Galmudug, kadib markii shacabka…

Midowga Yurub oo ansixiyay $116.9m si kor loogu qaado ammaanka Soomaaliya

 Khamiis, April, 18, 2024 (AX) - Midowga Yurub ayaa ansixiyay $74.4 milyan oo dollar oo loogu talo galay qarashka ku baxaya wareejinta mas'uuliyadda amniga ee ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhammaadka sanadkan 2024.Sidoo kale, Midowga Yurub ayaa sheegay inuu $42.5 milyan ku taageeri doono ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, si ay awood ugu yeeshaan la wareegidda masuuliyadda amni ee dalkooda.Sannadkii 2023-kii, howgalka ATMIS ayaa bilaabay inuu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya, iyadoo loo hoggaansamayo Qaraarka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More