Wanaag

Wanaag
8186 POSTS 0 COMMENTS
Freelance journalist and blogger about Somali politics and journalist tackling sports and politics and I am currently a content creator for Axadle

#Sawirro: Diyaarad duqeysay Al shabaab kalaabtay weerarkii baar sanguuni, Meydad iyo...

Dagaalyahano ka tirsan Al shabaab oo sida la sheegay Saaka aroorti weerar culus ku qaaday Saldhiga Ciidamada Baar sanguuni ayaa markii ay ka laabteen...

#Madaxweynaha Galmudug oo Diblomaasiyiin iyo Hay’addo caalami ah kulamo kula qaatay...

Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu kulamo la qaatay Madaxda...

#RW Khayre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Kenyaawi

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed,...

#Guddoomiye Mursal & Odayaasha Dhaqanka Koonfur galbeed oo kulan xasaasi ah...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka 1’aad ee Barlamaanka Cabdi wali Sheekh Ibraahim muudeey ayaa...

#Mas’uul ka tirsan Maamulka Degmada H/wadaag oo lagu dilay Suuqa Bakaaraha

Koox hubeysan ayaa waxa ay goor dhaw oo maanta ah ku dileen gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Daawada Gudoomiye laameed ka tirsan Waaxda...

#Jubbaland “73 Dagaalyahan ayaan Al shabaab kaga dilnay weerarkii Baar Sanguuni”

Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay weerar saaka aroortii Al shabaab ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Dowlada iyo kuwa jubbaland ku leeyihiin Baar Sanguuni.Weerarka...

#Sawirro: Ciidanka Jubbaland oo gacanta ku dhigay Gaari walxaha Qarxa laga...

Warar goor dhaw nagasoo gaaray deegaanka Baar Sanguuni ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubbaland ay gacanta ku dhinteen gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa.Saraakiisha maamulka...

#Sarkaal dilay Xaaskiisii hore oo Dil toogasho ah lagu xukumay

Xidigle NISA  Maxamed Cabdiraxmaan Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax oo aheyd Xaaskiisii hore, dilkaas oo ka dhacay degmada Yaaqshiid taariikhdu...

#In ka badan 30 Sarkaal oo fal dambiyeedyo kala duwan ugu...

Booliska Somaliya ayaa sheegay in Saraakiil badan ay u xiran yihiin fal dambiyeedo kala duwan oo ay ku kaceen.Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble...

#DEG DEG: Al shabaab oo Weerar Qaraxyo ku bilawday ku qaaday...

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Baar-sanguni ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsn Shabaab ay saakay aroortii weerar abaabulan ku qaadeyn...

Connect with us via Social Media

151FansLike
52FollowersFollow
166FollowersFollow
189,739FollowersFollow
3FollowersFollow
4,557FollowersFollow
388SubscribersSubscribe
Mogadishu
clear sky
26.1 ° C
26.1 °
26.1 °
100 %
10.2kmh
0 %
Sun
26 °
Mon
26 °
Tue
26 °
Wed
26 °
Thu
26 °