Wanaag

Wanaag
8186 POSTS 0 COMMENTS
Freelance journalist and blogger about Somali politics and journalist tackling sports and politics and I am currently a content creator for Axadle

#NISA oo sheegtay in ay Gacanta ku dhigtay Madaxa Amniyaadka Al...

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa Gacanta ku soo dhigay 18 ka bishaan oo maalinimadii shalay ku beegneed  sarkaal sare oo ka tirsanaa amniyaadka Al-shabaab.Warkan oo...

#Guddoomiye Mursal oo Fariin xasaasi ah u diray Shacabka Koonfur galbeed

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Maanta ka Jeediyay Masaajidka Madaxtooyadda Koonfur-galbeed Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysay Oo Ku Saabsan Arimaha KG...

#Dowlada oo xabsiga dhigtay Askari baraha bulshada lasoo dhigay asagoo lacag...

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay xireen Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,kaasoo dhawaan kasoo dhex muuqday Baraha bulshadda xilli uu dadka...

#Al shabaab oo sheegtay in ay dishay 60 Askari oo Itoobiyaan...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan  qarax iyo weerar toos ah oo lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Itoobiya...

#Wararkii ugu dambeeyay Dagaal culus oo Al shabaab iyo Ciidamada Itoobiya...

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur galbeed, Dagaal xoogan oo waxa uu halkaas ku dhexmaray Al shabaab iyo Ciidamada...

#Sawirro: Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan xasaasi ah la yeeshay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya  Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Magalada Muqdisho Mudane David Concar, Safiirka Boqortooyada Midowday...

#Koonfur galbeed oo sheegtay in xoog ay kusoo furanayaan Dad ay...

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in ay xoog kusoo furan doonaan ku dhawaad 100 qof oo Al-Shabaab ay ka Afduubteen degaano hoos yimaada...

#Booliska Kenya oo shaaciyay Magacyada Ragii fuliyay weerarkii Magaalada Nairobi

Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay qaar ka mid ah raggii ka dambeeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi ee...

#Muqdisho: Wararkii ugu dambeeyay dab ka kacay kaalin Shidaal

Dabkaani goor dambe oo galabta ah ka kacay Kaalin shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla agagaarka Isgoyska Banaadir kuna dhaw dhismaha wasaaradda arrimaha dibadda...

#Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Dabagalka iyo Tirakoobka Hantida Maamulka

Shirka khamiislaha ah ee Gollaha xukuumadda Dowlad Goboleedka Puntland oo uu Shir gudoominayay Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa...

Connect with us via Social Media

151FansLike
52FollowersFollow
166FollowersFollow
189,739FollowersFollow
3FollowersFollow
4,557FollowersFollow
388SubscribersSubscribe
Mogadishu
clear sky
26.1 ° C
26.1 °
26.1 °
100 %
10.2kmh
0 %
Sun
26 °
Mon
26 °
Tue
26 °
Wed
26 °
Thu
26 °