Wanaag

Wanaag
8186 POSTS 0 COMMENTS
Freelance journalist and blogger about Somali politics and journalist tackling sports and politics and I am currently a content creator for Axadle

#Madaxweyne Farmaajo oo dhigiisa Kenya kula hadlay khadka Taleefanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dowladda Kenya iyo shacabkeeda ugu tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay weerarkii Talaadadii ka dhacay Dusit hotel ee...

#Maxay kawada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Odayaasha Dhaqanka koonfur galbeed?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,  oo kulamo wadatashi ah kula qaatay Magaalada Baydhabo Odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa ku...

#Sawirro: Qatar oo Gaadiid gaashaaman ku warejisay Dowlada Soomaaliya

Dowladda Qatar ayaa dowladda Soomaaliya ku wareejisay 68 ka mid ah gaadiidka gaashaan oo loogu tala galay in ay adeegsaddaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed...

#Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku riday Askari dil geystay

Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo heystaa dilka  Marxuum  Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool Afgooye...

#Mahad Salaad “Oohinta Sheekh Kenyaawi ma midii Yaxaaskaa?”

Mahad Salaad oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa weerar afka ah ku qaaday Sheikh Kenyaawi oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Muqdisho.Sheekh Kenyaawi...

#Al shabaab “Weerarkii Nairobi wuxuu jawaab u ahaa go’aanka Mareykanku Qudus...

War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa waxaa ay ku sheegeen in weerarkii ka dhacay Nairobi  uu jawaab u ahaa waxa ay ku tilmaantay “hadalka...

#Dowlada Kenya oo shaacisay in ay korortay tirada dhimashada weerarkii Nairobi

Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ku dhintay Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Hoteelka  lagu raaxaysto ee DusitD2 oo ku yaalla Galbeed...

#Axmed Madoobe oo Dagaal kaga dhawaaqay Dhoobley

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa kaga dhawaaqay Magaalada Dhoobley dagaal ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Jubbadda Dhexe.Madaxweynaha ayaa...

#Madaxweyne Farmaajo oo balanqaad usameeyay Maamul Goboleedyada Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay munaasabad maanta lagu caleema saareyay madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa sameeyay balan...

#Sawirro: Labo ka mid ah Meydadka Ragii weeraray Hotel DusitD2 oo...

Qaar ka mid ah Warbaahinta Kenya iyo baraha bulshada ayaa soo bandhigay sawirrada meydadka labo ka mid ah dableydii hubeysneyd ee shalay gelinkii dambe...

Connect with us via Social Media

151FansLike
52FollowersFollow
166FollowersFollow
189,739FollowersFollow
3FollowersFollow
4,557FollowersFollow
388SubscribersSubscribe
Mogadishu
clear sky
26.1 ° C
26.1 °
26.1 °
100 %
10.2kmh
0 %
Sun
26 °
Mon
26 °
Tue
26 °
Wed
26 °
Thu
26 °