Wanaag

Wanaag
8186 POSTS 0 COMMENTS
Freelance journalist and blogger about Somali politics and journalist tackling sports and politics and I am currently a content creator for Axadle

Agaasimihii labaad oo 24 saac gudaheed xilkii laga qaaday

Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada ee Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa shaqo joojin ku sameeyay Ku simaha Agaasimaha Guud Wasaaradda Axmed Xaaji...

Wasiir Xoosh “Baarlamaanka awood uma laha in ay laalaan go’aanka Maxkamada...

Xili shalay Baarlamaanka Soomaaliya ay laaleen go'aankii Maxkamada Sare ee ahaa in dib loogu laabto Doorashada sideed Xildhibaan ayaa waxaa ka hadlay Wasiirka Dastuurka...

W. A. D. oo war kasoo saartay Maxaabiista Itoobiya laga soo...

Dadaal ballaaran oo ay sameysay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degey 114 muwaaddin oo Soomaali ah...

#Mareykanka oo eedeeyay hawlgalka Midowga Afrika Amisom ee Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku eedeysay hawlgalka Midowga Afrika Amisom ee Soomaaliya ka shaqeeya.Warbixintaan oo ka soo baxday waaxda...

Kenyatta “Waxaan furenaa Xadka Soomaaliya”

Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in dhowaan ay furaan xadka aan rasmiga ahayn ee ay wadaan Soomaaliya iyo Kenya.Kenyatta...

Maxkamada sare oo war kasoo saartay go’aankii Baarlamaanka

Maxkamadda sare ee Somalia ayaa markeeda ka soo horjeesatay go’aankii maanta ka soo baxay baarlamanka federaalka oo diiday in lagu laabto doorashada sideed kursi...

Taliye Sanbaloolshe oo u digay Ganacsatada dhaqaalaha siiya Al shabaab

Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa uga digay Ganacsatada Soomaaliyeed inay dhaqaale ku taageeraan Al-Shabaab, isagoo xusay in dhowaan...

Maxaabistii Itoobiya laga soo daayay oo Muqdisho soo gaaray

Diyaarad maxaabiis Soomaali ah ka soo qaaday dalka Itoobiya, ayaa waxay goor dhow ka soo cago dhigatay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.Maxaabiistan, ayaa...

Xil ka qaadistii Yaxye Cali oo sharci daro lagu tilmaamay

Khilaaf ayaa ka dhalatay shaqo joojintii uu Wasiirka Arrimaha Gudaha ku sameeyay  Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Yaxye Cali Ibraahim, iyadoo warqad jawaab oo ka soo...

Golaha Shacabka oo laalay go’aankii Maxkamada Sare

Kadib kalfadhii ay maanta ku yesheen Magaalada Muqdisho Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa diiday go’aankii ka soo baxay Maxkamadda...

Connect with us via Social Media

151FansLike
52FollowersFollow
166FollowersFollow
189,739FollowersFollow
3FollowersFollow
4,557FollowersFollow
388SubscribersSubscribe
Mogadishu
clear sky
26.1 ° C
26.1 °
26.1 °
100 %
10.2kmh
0 %
Sun
26 °
Mon
26 °
Tue
26 °
Wed
26 °
Thu
26 °