Coronavirus:-Soomaaliya oo kamid noqotay wadamada ugu

0

Dowladda Jordan ayaa Khamiista maanta ah waxa ay soo saartay liis casriyayn oo ay ku jiraan dhamaan wadamada Caalamka kaas oo u kala saaraya  wadama kuwa Casaan ah, kuwa jaallaha ah iyo kuwa cagaaran marka la eego xaaladda COVID-19 ee waddan kasta oo dunida ka mid ah.

Dowladda Jordan ayaa liiskaan uga gol leh in ay hubiso dadka soo galaya dalkeeda si ay ugu samayso baaritaan dheeri ah oo looga hortagayo xanuunka dilaaga ah ee Coronavirsus.

Soomaaliya ayaa liiska la soo saaray waxa ay uga jirtaa wadama xaaladooda Caafimaad wanaagsantahay marka loo eego xanuunka Coronavirus.

Wadamada cas, ee xaruunku sida daran u saameeyay waxa ay kala yihiin.

Armenia, Aruba, Spain, Ecuador, Albania, Andorra, Ukraine, Ireland, Israel O, Argentina, Bahamas, Bahrain, Brazil, Portugal, Bosnia iyo Herzegovina, Montenegro, Czech Republic, Dominican Republic, Iraq, Kuwait, Maldives , Hungary, Morocco, UK, USA, Paraguay, Belgium, Panama, Bologna, Bolivia, Peru, Belize, Trinidad and Tobago, Tunisia, South Africa, Russia, Romania, Slovakia, Slovenia, Switzerland, Chile, Oman, Guyana, France, Falastiin, Costa Rica, Colombia, Lubnaan, Luxembourg, Libya, Martinique, Malta, Macedonia, Moldova, Honduras, iyo Netherlands.

Wadamada jaallaha ah ee xanuunku saameeyay balse ka wanaagsan liiska Casaanka ah:

Iran, Iceland, Italy, Sudan, Sweden, Philippines, Mexico, Austria, Gibraltar, Jamaica, Georgia, Réunion, Syria, Suriname, Qatar, Kyrgyzstan, Croatia, Egypt, Montserrat, iyo Nepal.

Wadamada cagaaran ee aan xanuunku aadka u saamayn :

Ethiopia, Azerbaijan, Eritrea, Australia, Afghanistan, El Salvador, Germany, Antigua and Barbuda, Indonesia, Angola, Anguilla, Uruguay, Uzbekistan, Uganda, Estonia, United Arab Emirates, Algeria, Denmark, Senegal, Somalia, China, Gabon, Vatican, Saudi Arabia, Norway, Niger, India, Japan, Yemen, Greece, Pakistan, Barbados, Brunei, Bulgaria, Bangladesh, Benin, Bhutan, Botswana, Burkina Faso, Burundi, Thailand, Taiwan, Turkey, Chad, Tanzania, Togo, East Timor, Greenland, Comoros, Faroe Islands, Republic, Central Africa, Republic of Congo, Djibouti, Dominica, Rwanda, Belarus, Zambia, Zimbabwe, Saint Vincent, Saint Kitts iyo Nevis, Saint Lucia, Sri Lanka, Singapore, Sierra Leone , Seychelles, Tajikistan, The Gambia, Ghana, Grenada, Guatemala, Guinea, Equatorial Guinea, Guinea-Bissau, Venezuela, Finland, Vietnam, Fiji, Cyprus, Kazakhstan, Cameron, Cambodia, Canada, Cuba, South Korea, Kenya, Latvia, Laos, Lithuania, Liberia, Liechtenstein, Lesotho, Macau, Malawi, Mali, Malaysia, Madaga nabar, Mongolia, Mauritania, Mauritius, Mozambique, Monaco, Myanmar, Namibia, Nigeria, Nicaragua, New Zealand, Haiti, iyo Hong Kong.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More