Madasha Xisbiyada Qaran oo DFS iyo DG dalka ka dalbaday in…

Madasha Xisbiyada Qaran oo shir ka yeeshay xaalaadda Fatahaada wabiga Shabeelle ee degmada Afgooye ayaa farriin la xiriirta xaaladda fatahaadda dalka la wadaagtay Xukumadda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

- Advertisement -

Qoraalka oo nuqul ka mid ah soo gaaray Axadle ayay sheegeen in dhowr deegaan iyo tuulo oo hoostaga degmada Afgooye uu saamayn baaxad leh ku yeeshay Fatahaada Wabiga Shabeelle.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegeen in ay qayb qaadanayaan dadaaladda loogu gurmanayo dadku guryahoodii ku fatahay wabiga Shabeelle.

Halkaan ka aqri.Image may contain: text

- Advertisement -

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More