Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo heshiis dhowr…

Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug waxaa maanta kusoo idlaaday shir labo maalin u socday madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug oo ay kag arrinsanayeen arrimo dhowr ah.

- Advertisement -

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay xoojinta xiriirka ka dhaxeeyo, joogteynta kulamada, la socodka waxyaabaha ka hirgela qodobada ay isla garteen, la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada iyo kuwo kale.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay Puntland iyo Galmudug oo ay baahiyeen labada Madaxtooyo maamul Goboleed waxa ay ku caddeeyeen in kulan kale ay isugu imaanayaan Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor, inkasta oo aan waqti gaar ah la cayimin.

Halkaan hoose ka aqriso:-

Image may contain: text

Image may contain: text

- Advertisement -

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More