Maxay Gudoomiye Xaliimo Yaray ka Horsheegtay Baarlamaanka…

- Advertisement -

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yaray ayaa maanta hortagtay golaha shacabka waxayna sheegtay in doorashada 13 Bilood ayey ku qabsoomayso sababo la xariira howlaha oo wali wax ka dhimanyihiin.

Xaliimo Yaray ayaa sheegtay in aysan suurta gal ahayn in dalkaan ay doorasho ka dhacdo hamaadka 2020, sidaas darteed ay codsanayaan in dib loo dhigo mudo sanad iyo bil ah oo ay ka shaqaynayaan arimaha doorashooyinka dalka.

Halkaan ka aqri.

No photo description available.

Image may contain: textImage may contain: textImage may contain: textImage may contain: textImage may contain: textImage may contain: textImage may contain: textImage may contain: text

- Advertisement -

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More