Sucuudiga oo gacanta ku dhigay hub loo waday Iraan.

Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka kula jira Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee ay Xukumadda Iiraan taageerto waxay soo bandhigeen shixnad Hub ah oo ay bishan 17-dii ku qabteen Dooni laga leeyahay dalka Iiraan. Telefishinka Al Arabiya ee Sacuudiga laga leeyahay ayaana soo bandhigay Doonida iyo boqolaal Hub kala duwan. Doonidaasi oo ah mooca Al-waaxa laga sameeyo […]

- Advertisement -

The post Sucuudiga oo gacanta ku dhigay hub loo waday Iraan. appeared first on AxadleTM.

- Advertisement -

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More