Xukumadda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Fatahaadaha

236,678

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin hor leh ka soo saartay Fatahaad ay sameeyaan Wabiyada Jubba iyo Shabeelle.

- Advertisement -

Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta musoobooyinka ayaa lagu sheegay in Roob la saadaalinayo uu sababi karo fatahaado ay sameeyaan labada Wabi.

Magaalooyinka Baardheere, iyo Dooloow, Jowhar iyo Beledweyn ayaa digniintan ku xusan,waxaa kale oo ku jira Gobollada Baay iyo Bakool.

Auto Draft
Auto Draft

XAYEYSIIN

Comments
Loading...

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More